1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM ka bogasho wacan Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo 600 Ardey Ka Saaraya Guryihii Bangaariyo oo ay Wax Ku Bartaan Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saarey amar dad barokacayaal ah looga saarayo dhismayaashihii shaqaalaha bangiyada Soomaaliya ee Bangaariyo, kuwaasi oo ku yaala xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud oo Sheegey in Mustaf Dhuxuloow uu Ka Fasax Qaatey Madaxtooyada Xeer Illaaliyaha Guud Mudane Axmed Daahir ayaa Goobjoog u sheegey in wasiirka warfaafinta Mustaf Dhuxuloow uu ka fasax qaatay madaxweynaha, islamarkaasina uu aadey safar shaqo. Waxa uu ka jawaabayay su’aal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa xafiiskiisa si gooni gooni ah ugu qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Itoobiyaan ah oo Ku Nool Boosaaso oo Codsi u Jeediyey Maamulka Puntland Dad u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maamulka Puntland ka codsaday in ay dalkoodii ku celiyaan ama ay gurmad lasoo gaaraan. Dadkani oo inta badan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga oo Tabobar usoo Xirey Ciidamo Ku Sugan Teyeegloow Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Xasan Xaamud ayaa maanta tabobar ciidamo ugu soo xirey degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool, halkaasi oo uu tababarka oga socdey muddo bilo ah. Wasiirka iyo saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana Idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada u Dooda Xuquuqda Aadanaha ee Fadhigoodu Yahay Muqdisho Oo Walaac Ka Muujiyay Arimaha Xuquuqda Aadanaha Ee Dalka (Dhageyso) Ururada u dooda Xuquuqda aadanaha ee Fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin heerka Xuquuqda Aadan Dalka. Munaasabad loogu dabaal degayay maalinta xuquuqda aadanaha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Degmad Buulo Burde Ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Sedax Caruur ah ayaa cuduro ka dilaacay degmada Buulo Burde ugu geeriyootay, iyadoo ay jiraan dad xanuuno kala duwan qaba oo ku sugan gudaha degmadaasi. Cuduradaan ka dilaacay degmada Buulo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir oo Soo Saarey Qodobo Cusub (Dhageyso) Waxaa maanta kulan yeeshey guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhawr ah oo ay tahay in durba la hawlgaliyo. Qodobada…