Aragtida Dadweynaha “Wasiirada Xildhibaanada Ah Xasaanadda Ha Laga Qaado Si Loola Xisaabtamo” Ra’yi uruurin ay sameysey Goobjoog kadib amarkii Xeer Illaaliyaha Guud uu shalay soo saaray ee wasiirada ka mabnuucayay in golaha wasiirada ay dalka ka safraan xil wareejin la’aan ayaa waxa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Baladweyne Oo aragtidooda Ka Dhiibtay Kalsooni Kala Laabashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Qaar ka mid ah Shacanka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa aragti kala duwan ka bixiyay Kalsoonidii shalay Baarlamaanka uu kala laabtay xukuumada uu Hogaamiyo Ra’iisul wasaare…
2 daqiiqo Laanta Duulista Hawada Sare oo Ka Hadashay Maalinta Duulista Adduunka (Dhageyso) Iyada oo ay maanta ku beegantahay maalinta adduunka ee duulista ayaa waxaa arrinkaasi ka hadlay laanta Duulista Hawada Sare ee Soomaaliya xili maanta warbaahinta Goobjoog ay booqasho ku tagtey garoonka…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Mudug Ee Gal-mudug Oo Digniin u Diray Darawalada Sida Xowliga Ah Gaadiidka Ugu Dhex Wada Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka gobalka Mudug ee Gal-mudug ayaa digniin u jeediyay darawalada gaadiidka ee Magaalada Gaalkacyo, ka dib shilal kusoo batay magaaladaasi. Aweys Cali Saciid oo ah gudoomiyaha Gal-mudug u qaabilsan gobalka…
2 daqiiqo Professor Yaxye Cali Ibraahim “In Safar Laga Joojiyo Qof Wasiir Ah Waxay u Baahan Tahay Go’aan Maxkamadeed” Dhageyso Professor Yaxye Cali Ibraahim oo ah Hormuudka Jaamacadda SIU ee magaalad Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii xeer ilaaliyaha qaranka ee ku aadanaa in aanay safri karin wasiirada xukuumada uu hogaamiyo…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abukar Cabdi iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Wasaaradda Caafimaadka Puntland Oo Dhaqaatiir u Dirtay Deegaanada Gobalka Sool Ee Aan Lahayn Isbitaalada (Dhageyso) Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ayaa Dhaqaatiir look ala qeybiyay Seddax Koox waxay u dirtay deegaanada gobalka Sool ee aan Isbitaaladu la hayan, taa oo qeyb ka ah balanqaad ay wasaaraddu…
1 daqiiqo Maamulka Xananbuure Oo Nabad Ku Wada Noolaansho Ugu Baaqay Reer Guuraaga Ku Sugan Deegaano Hoostaga Deegaankaasi (Dhageyso) Maamulka deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud ayaa ugu baaqay shacabka reer Guuraaga ah ee haatan ku sugan deegaanada ku dhaw deegaankaasi in si nabad ah ay ku wada noolaadaan, maadaama…
1 daqiiqo Nabadoon Axmed Diiriye Oo Fariin Nabadeed u Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Deegaano Ka Mid ah Gobalka Mudug (Dhageyso) Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa fariin nabadeed u diray dhamaan beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano ka mid ah gobalka…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Shil Gaari oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Baladweyne iyo Qasaare Ka Dhashay (Dhageyso) Shil Gaari ayaa gelinkii dambe ee shalay waxa uu ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kaa oo waxyeelo ay kasoo gaartay dad shacab. Shilkaan ayaa ka dhashay…