Raisulwasaaraha Cabdiwali “Mooshinka waxaa laga soo abaabuley madaxtooyada waxaana loo adeegsaday musuqmaamus” (Dhageyso) Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo goor dhaweyd saxaafadda la hadlay ayaa markii ugu horeysey ka hadlay khilaafka u dhaxeeya isaga iyo madaxweynaha, wuxuuna madaxweynaha ku eedeeyey mooshinka codka kalsoonida loogu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Gudoomiye Jawaari oo Sheegey In Aanan Mooshinka Lasii Wadi Karin Inta Laga Soo Celinayo Xasiloonida Baarlamaanka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray wixii maanta ka dhacay Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii maalitii Sedaxaad uu qaab fowdo ah ku dhamaaday kulankii Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Shariif Xassan oo Isfaham La Gaaray Qaar Ka Mid Ah Madaxda Lixda Gobol (Dhageyso) Madaxweynaha dhawaan loo doortey maamulka Koonfur Galbeed ee sedexda gobol Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka lixda gobol Cumar Aadan Xassan (Cumar Dheere). Kulanka kadib…
1 daqiiqo Muuqaal laga soo qaaday kulankii Baarlamaanka ee maanta ku dhamaaday Buuq iyo fowdo (VIDEO) Maanta Waxaa maalintii Sedaxaad aan suurta gal noqon in uu dhaco kulankii lagu doonayay in lagu qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Hadaba Goobjoog waxay…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Farixya Cabdalla Muumin iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Maamulka Madoobe Nuunoow oo wada hadal ugu baaqay maamulka Jubba iyo Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal (Dhageyso) Maamulka Madoobe ee Lixda Gobal ayaa sheegay in wada hadal ay la geli doonaan maamulka KMG ee Jubba iyo sidoo kale maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, uuna hogaamiyo Shariif…
1 daqiiqo Dibadbax looga soo horjeedo mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh oo maanta ka dhacay Garbahaareey (Dhageyso) Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo, waxaa maanta ka dhacay dibadbax xoogan oo looga soo horjeedo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Dibadbaxaan waxaa soo abaabulay…
2 daqiiqo Faah faahin: Kulankii Baarlamaanka ee Maanta iyo qaabkii uu kusoo gaba gaboobay (Sawiro) Waxaa buuq ku dhamaaday kulankii xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ku lahaayeen xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Maanta oo Isniin ah waxaa loo balansanaa in xildhibaanada loo qeybiyo mooshinka…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Codbaahiyihii Baarlamaanka oo la jar jaray iyo gudoomiye Jawaari oo ku laabtay Xafiiskiisa Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay jar jareen codbaahiyahii Baarlamaanka, xilli gudoomiye Jawaari uu ku hadlayay. Iyadoo xarunta golaha shacabka ee Muqdisho uu ka…
1 daqiiqo War Deg Deg ah : Xildhibaan Magan “Wax Mooshin oo La Qeybiyey Ma leh” (Dhageyso) Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada ayaa Goobjoog u sheegey in aysan jirin wax mooshin oo la qeybiyey. “Waa in marka hore la furaa shirka, aayado Qur’aan…