Golaha wakiilada Somaliland oo maanta ansixin doona gudiga doorashada maamulkaasi Golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa maanta la filayaa in ay ansixiyaan gudiga doorashada maamulkaasi, kuwaa oo dhawaan lasoo magacaabay. Buuqii hareeyay golahaasi ayaa sababay in ay dib u dhacaan ansixinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay magaalada Wajaale Magaalada Wajaale ee ku taala xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa uu ku dhuftay Dhul-gariir xoogan kaa oo dadbadan qal qal ku…
1 daqiiqo Maamulka degmada Howlwadaag oo ka warbixiyay howlgalada ay ciidamada dowladda ka sameeyaan Suuqa Bakaaraha Maamulka degmada Howlwadaag ee dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyaan suuqa weyn ee Bakaaraha, kaa oo la doonayo in lagu…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta la filayo in loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maanta oo Isniin ah waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta golaha shacabka uu ka dhaco kulankii caadi ahaa ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo maanta la doonayo in…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Idaacada Goobjoog, Dhageysi Wacan Goobjoog News
2 daqiiqo Dad Ka Barokacay Daadad Ku Dhuftey Baardheere oo Ka Cabanaya In Aanan La Gargaarin (Dhageyso) Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dad ka badan ilaa 2kun oo qoys oo ku barakacay Roobab daadad watey oo ku rogmadey qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Jaaliyadda Soomaalida K/Afrika oo Cabasho u Gudbisey Hey’adda Xuquuqul Insaanka Dalkaasi Kulan dhex maray jaaliyadda Soomaalida iyo Hey’adda Xuquuqul Insaanka Koonfur Afrika ayaa waxaa looga hadlay dilalka iyo dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysto dalkaasi. Jaaliyadda Soomaalida ayaa hey’adda Human Rights Commision u…
2 daqiiqo Madaxweynaha Puntland oo Daahfurey Kulyad Cusub oo Seeyniska Lagu Barto (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray kulyada Seyniska Jaamacadda Bariga Afrika, gaar ahaan qeybteeda deegaanka, taasi oo ay iska kaashadeen wasaaradda deegaanka Puntland iyo Midoowga…
1 daqiiqo Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Mooshinka oo Jawaari, Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Mooshinka wada dusha ka saaray Mas’uuliyadda wixii bari ka dhaca Baarlamaanka Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka in uu ka baxay balantii uu 19-kii bishan Xildhibaanada ka qaaday oo aheyd in aan Mooshinka la horkeeni doonin Baarlamaanka. Xildhibaanada shirka Jaraa’id maanta…
2 daqiiqo Shariif Xassan oo Shir Jaraa’id Qabtay, Sheegeyna in uu Soo Dhisayo Wasiiro Tayo Leh (Dhageyso) Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dhawaan loo doortey madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir jaraa;id ku qabtay Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo kala duwan, waxaana ka mid ah qorshayaasha…