1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Hoobiyeyaal Lagu Riday Dhanka Madaxtooyada Wax yar ka hor waxaa la maqlay dhawaqa iyo dayaanka madaafiic nooca hoobiyaha ah kuwaas oo lala beegsanayey dhinaca madaxtooyadda Soomaaliya. Wararka nasoo gaaraya waxa ay sheegayaan in madaafiicda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FAAH FAAHIN:- Qarax ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaa oo qasaare sababay. Warar hordhac ah oo ay heshay Goobjoog Fm, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo soo bandhigtay hanaan maaliyadeed casri ah (Dhageysi iyo Sawiro) Wasaaradda maaliyadda xukuumada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay hanaan maamul maaliyadeed lagu kalsoonaan karo, taas oo lagu bedalayo nidaamkii hore ee ay wasaraddu isticmaali jirtay. Wasiirka maaliyadda xukuumada Soomaaliya Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan, kaa oo wararka qaar ay sheegayaan in uu ku xirnaa gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark oo 60 malyuun doolar ugu yaboohday Soomaaliya maalmo ka hor shirka Copenhagen Wasiirka arrimaha ganacsiga iyo cunada ee dalka Denmark ayaa sheegey in dowladiisa ay Soomaaliya ugu yaboohdey illaa 60 malyuun doolar taasi oo wax looga qabanayo cuno yaraanta iyo abaaraha Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil “Ciidamada Kenya iyo kuwa dalalka kale waa in ay Soomaaliya uga baxaan muddo 2 sano gudahood ah, kuwa Soomaaliyana la dhiso” Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya Ilyaas Barre Shiil , islamarkaasina ah guddoomiye ku xigeenka gudiga difaaca iyo arrimaha dibada Kenya ayaa beeniyey warbixin ay dhawaan qortey jariidada Star ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe Nuunoow “Wada hadal ayaan la galeynaa maamulka Jubba iyo xubnaha dhisaya Sedaxda gobal” Dhageyso Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda gobal Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa sheegay in wada hadal ay la gali doonaan maamulka KMG ee Jubba, iyo sidoo kale xubnaha ku howlan dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gal-mudug oo laga dalbaday fara gelinta xiisad ka jirta deegaanka Wisil ee Mudug (Dhageyso) Maamulka Gal-mudug State ayaa laga dalbaday in deg deg ay ku xaliyaan xiisad ka taagan deegaanka Wisil ee gobalka Mudug, ka dib is rasaaseyn iyo dibadbax halkaasi ka dhacay. Dhalinyaro…