1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayey xagjirinimada oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Turkiga (Dhageyso) Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir balaaran oo looga hadlaayay Xagjirnimada, kaa oo qaban qaabadiisa uu lahaa Ururuka La dagaalanka Qabyaaladda (ATM) Shirkaan oo daba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Shil ay ku dhinteen askar ka mid ah maamulka Jubba oo ka dhacay duleedka Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay shil sababay dhimashada iyo dhaawaca askar ka mid ah maamulka Jubba.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo dowladda Soomaaliya ka codsatay in aan la dilin Soomaali haysta dhalashada dalkaasi Sida ay faafisey warbaahinta Qaranka Finland laguna magacaabo Yle Uutiset dowladda Finland ayaa sheegtey in ay ku dadaalayso sidii nin Soomaali ah oo degenaanshaha dalkaasi heysta looga baajin lahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya, wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka Qaramada Midoobey oo Waqtiga u Kordhiyey Maraakiibta Wadamada Badan ee Xeebaha Soomaaliya ku sugan Fadhi uu yeeshey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa looga hadlay falalka burcad badeednimada ee xeebaha Soomaaliya waxayna isku raaceen in sanad kale loogu daro maraakiibta dalalka badan ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska oo howlgal ka wada wadooyin ka mid ah Muqdisho Ciidamada Booliuiska ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgal baaritaan ah waxay ka wadaan Isgoysyada Tiyaatarka iyo Daljirka daahsoon ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa joojinaaya gaadiidka yar yar iyo midka dadweynaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin ka hadleysa shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed Shaqo Abuur loo sameyaa Dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa la saadalinayaa in ay ka qayb qaadan karto Nabad ka dhalata meelo ka mid ah dalka oo hada ay ka jiraan falal amaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsul Axmed Suudaani “Dadadaalka lagu doonay inaan dib ula soo wareegno maraakiibta Soomaaliya ka maqan ma yara” Qunsulka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayaan dadalada lagu doonayo in dib loogu soo celiyo maraakiibta Soomaaliya ee gacanta ugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda oo faah faahin ka bixiyay dagaal ka dhacay gobalka Gedo Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal duleedka degmadaasi ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi sheegay in khilaafka madaxda dowladda uu fursado luminaayo (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Xaashi Cabdirisaaq ayaa sheegay in khilaafka ka dhex taagan madaxda ugu sareysa ee dowladda Soomaaliya uu luminaayo fursado badan oo dalka usoo socday. Waxa uu sheegay siyaasikgaan in…