Shirka Copenhagen oo loo tabaabusheysanayo, balse ay hubanti la’aan badan jirto MUQDISHO- Soomaaliya :- 19-ka bishan November, magaalada Copenhagen waxaa lagu qabanayaa shir Heerkiisu Sareeyo oo ah waxa loogu yeero La Macaamil Cusub (New Deal) kaasi oo uu qorshuhu yahay in… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaano ku eedeeyay gudoomiyaha Baarlamaanka Buuqii shalay ka dhacay golaha shacabka Xildhibaano gaaraya ilaa 115 Xildhibaan ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu, Xildhibaanada ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka ku eedeeyay buuqii iyo sawaxankii shalay ka dhashay Golaha Shacabka iyagoo sabab uga dhigay…
1 daqiiqo Howlgal ciidamada Jubba ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo oo lagu soo qabtay dad badan (Dhageyso) Ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa howlgalo balaaran, islamarkaana qaatay saacado badan waxay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Howlgalkaan ayaa bilawday habeenkii xalay ahaa, waxaana ciidamada…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Wadajir “Waan ku raad joognaa dadkii ka dambeeyay dilka Yuusuf Maxamed Hilaal” (Dhageyso) Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobalka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay qaabkii saaka degmadaasi loogu dilay gudoomiye ku…
1 daqiiqo Dibadbax ka dhan ah mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka dhacay Garbahaareey (Dhageyso) Dibadbax looga soo horjeedo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka dhacay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo. Waxaa ka qeyb qaatay dibadbaxaan dadweynaha…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Dhinacyada isku haya siyaasadda maamulka Koonfur Galbeed oo kulan uga furmay magaalada Baydhaba Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka waxay sheegayaan in halkaasi uu kulan uga furmay dhinacyada siyaasad ahaan isku haya maamulka Koonfur Galbeed. Kulankaan oo goor dhaw…
1 daqiiqo Dad ku dhaqan degmada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya oo dacwad ku furay shirkad shidaal oo Canada laga leeyahay Koox dad ah oo matalaya mid ka mid ah beelaha dega degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa gal dacwadeed ka furtey maxkamad ku taala degmadaasi, iyaga oo doonaya…
1 daqiiqo OCHA oo sheegtay in daadadkii ka dhashay xilli roobaadka ay saameeyeen kumanaan qof oo Soomaali ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha bini’aadanimo ee lasoo gaabiyo OCHA ayaa sheegay in daadadkii ka dhashay xilli roobaadka ay saameeyeen ku dhawaad 50,000 (Kontan Kun) oo qof kuwaas oo…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…