2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya oo la kulmay ergeyga midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya (SAWIRO) Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Burci Maxamed Xamsa ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kaga soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhawr ah ku maqli doontaan, waxaana Barnaamidka idiin tabin doona Wariyaasheen kala ah C/weli Jaamac iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa furay shirka lagu dhisaayo maamulka loo sameynayo Koonfur Galbeed ee Sedaxda ah. Shirkaan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kula kulmay Agaasimaha Xafiiska EUCAP-NESTOR (SAWIRRO) Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Agaasimaha Xafiiska EUCAP-NESTOR ee Soomaliya Mr.Pierre Aime Riccio iyo wafdi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax ka dhacay magaalada Baydhaba ee gobalka Bay Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay oo uu maanta gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigeen shacab ku sugan magaaladaasi. Dadkaan dibadbaxa dhigaayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baydhaba Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray goor dhaw magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay isaga iyo xubno la socday. Wafdiga madaxweynaha ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa barnaami wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Caalamka waxba kama bedali karaan khilaafka Madaxda dowladda (Dhageyso) Ismaaciil Hurre Buubaa oo xilal ka soo qabtay dowladihii KMG ahaa ayaa sheegay in beesha caalamku aysan awoodin wax ka qabashada ismaandhaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxda Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Iidle Geedi oo sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta khilaafka madaxda dowladda (Dhageyso) Xildhibaan maxamed Iidle Geedi oo ah Gudoomiyaha Gudiga Maaliyadda ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog FM waxa uu nasiib darro ku tilmaamay Khilaafka soo kala dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG ee Jubba oo guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay Jubada Hoose Maamulka KMG Jubba ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanno ka mid ah gobalka Jubada Hoose kuwaa oo khasaare uu ka dhashay. Afhayeenka maamulka KMG Jubba…