DEG DEG:- Nicolas Kay oo dhex dhexaadinaya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Wararka haatan Goobjoog Fm ay ka helayso xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicolas Kay uu bilaabay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdulaahi Xasan oo Muqdisho lagu dhaawacay Koox ku hubeysan Bistoolado ayaa duhurnimadii maanta waxa ay xaafadda Taleex, degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ku dhaawaceen xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaankaan oo magaciisa lagu sheegay Cabdulaahi…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhowr ah kusoo qaadanay. Barnaamijkeena waxaa idiin daadihin doona Faadumo Abukar iyo Farxiya Cabadalla Muumin. Halkaan…
1 daqiiqo Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil toogsho ah ku fulisay laba ruux oo la sheegay inay dileyn Wariye Tima Cadde Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka aroortii waxay dil toogasho ah ku fulisay Laba wiil dhalinyaro ah kuwaa oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilka Allaha u…
3 daqiiqo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo beeniyay in la gato maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho (Dhageyso) Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka ah in maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha oo wareysi…
1 daqiiqo Saciid Xasan Shire “Baarlamaanka Puntland iyo midka dowladda Federaalka ah xiriir wanaagsan baa ka dhaxeeya” Afhayeenka golaha xeer dajinta Puntland Siciid Xasan Shire ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo xiriirka bilowga ah ee baarlamaanadda Puntland iyo kan dowladda Federaalka u dhaxeeya. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Qoysas xaalad adag ku hayso kaamam ku yaala duleedka magaalada Muqdisho (Dhageyso) Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay soo wajahday qoysas badan oo ku nool kaamam ay deganyihiin dad barakacayaal ah kuwaa oo ku yaala duleedka…
1 daqiiqo Biyo dhaamin laga bilaabay deegaanka Garileey ee gobalka Gedo oo muddo biyo la’aan ka jirtay (Dhageyso) Deegaanka Garileey ee gobalka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan laga bilaabay biyo dhaamin ka dib markii muddo badan dadka ku dhaqan halkaasi ay ku dhib qabeyn helista biyo…
1 daqiiqo Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM oo deegaano cusub kala wareegay Al-shabaab (Dhageyso) Ciidamada maamulka KMG ee Jubba oo garabsanaayaa kuwa AMISOM ayaa u suurta gashay inay la wareegaan deegaano ay muddo badan maamulayeen Al-shabaab. Shalay waxay ciidamadaan la wareegeen deegaanka Kudhaa, waxaana…
1 daqiiqo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhaliilay maamulkii ka horeeyay ee Faroole hogaaminayay (Dhageyso) Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi Cameey ayaa ku dhaliilay maamulkii hore ee uu hogaaminaayay Faroole in dhaqaale xumidda hadda ka jirta Puntland uu ahaa mid ay iyaga…