Xildhibaan Cabdi ladhiif “Talaabadii uu qaaday Ra’iisul wasaaraha waa mid dastuurka qabo” Dhageyso Xildhibaan Cabdi Ladhiif oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in isku shaandheyntii uu Ra’iisul wasaaraha xukuumadda ku sameeyay golihiisa wasiirada ay tahay mid uu qabo dastuurka kumeel… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Booliiska Shabeelaha Hoose oo bilaabay howlgal Habeen iyo Maalin ah (Dhageyso) Taliyaha ciidamada Booliska gobalka Shabeelaha Hoose Ismaaciil Axmed Cismaan ayaa sheegay in ciidamada ay ku howlan yihiin xaqiijinta ammaanka deegaanada gacanta ugu jira dowladda Soomaaliya. Wuxuu sheegay inay jiraan falal…
3 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kasoo horjeestay isku shaandheyntii golaha wasiirada Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba. Waxa kale…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona wariyayaasheena kala ah Cweli Jaamac iyo Faadumo Abuukar. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Taliska Booliiska gobalka Banaadir oo faah faahin ka bixiyay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee gobalka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qarax gaari lagu xeray oo maanta ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Caruur badan oo gobolka Gedo looga talaalay Cudurka Dabeysha (Dhageyso) Saraakiisha iyo Howlwadeenada Qeybta Caafimaadka Hay’adda WHO ee Gobolka Gedo ayaa warbixin ay soo saareyn waxa ay ku sheegeen in Caruur tiradoodu ay gaareyso 120-ku, da’dooduna ay ka yartahay ilaa…
1 daqiiqo Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay sharciga Kaluumaysiga dalka Kulan ay maanta xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku meel mariyeen sharciga Kaluumaysiga dalka. Sharcigaan ayaa horay waxaa usoo gudbiyay wasaaradda Kaluumaysiga…
1 daqiiqo DEG DEG:- Qarax qasaare geystay oo goor dhaw ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho Qarax qasaare geestay ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in qaraxaan uu ku xirnaa Gaari yar oo…
1 daqiiqo Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee Jubada Hoose (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saaka uu ka dhacay deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose, waxaana dagaalka uu ahaa…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dibadbax ka socda xaafadaha magaalada Baladweyne (Dhageyso) Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconaayo dibadbax lagu taageerayo ciidamada Jabuuti ee ka mid ah AMISOM. Dibadbaxaan ayaa ka dhacay…