Nugaal: Ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta oo maanta laga hadlay (Dhageyso) Waxaa maanta degmada Eyl ee gobalka Nugaal lagu qabtay kulan balaaran kaa oo looga hadlaayay ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta, kaa oo saacado badan socday Kulankaan ayaa waxaa wada qaatay… 1 daqiiqo
3 daqiiqo C/weli Gaas oo iska fogeeyay eedeyn dhawaan uga timid Kooxda la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya Iyo Eritrea (Dhageyso) Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul u beeniyay eedeymo ay u soo jeedisay Kooxda la socodka xayirada hubka ee saran Soomaaliya Iyo Eritrea. Kooxdan ayaa ku…
1 daqiiqo Roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada oo ka da’ay deegaano ka tirsan gobalka Gedo Degmada Luuq ee gobalka Gedo iyo deegaano hoostaga degmadaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay ka da’een roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada halkaasi ku nool. Deeganada roobka uu…
1 daqiiqo Amaanka degmada Waajid oo shaki la geliyay ka dib is qab qabsi dhanka maamulka ah (Dhageyso) Gudoomiyaha degmada Waajid ee Gobalka Bakool Cabdullaahi Aadan Yariisoow ayaa sheegay in degmadaasi ay kusoo fool leedahay dayac dhanka amaanka ah ka dib markii uu sheegay in shaki lageliyay maamulkiisa.…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaadna maqli doontaan Warar iyo wareysiyo xiido badan. Barnaamijkeena Waxaa saaka idiin wada Wariyaasheen Maxamed Abuukar Kulmiye iyo…
1 daqiiqo Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi kaliil oo qaadacay shirkii ku soo dhamaaday Garbahaareey (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa kasoo horjeestay shirkii dhawaan kusoo dhamaaday magaalada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo. Waxa uu sheegay in shirkaasi shaqsi ahaan lagu qalday loona sheegay…
2 daqiiqo Wasiir Beyle “Wadamo iyo shirkado badan ayaa daneynaya in Soomaaliya ay maalgashi ku sameystaan” (Dhageyso) Wasiirka arimaha dibadda xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in hadda ay soo badanayaan dalalka iyo shirkadaha daneynaya in dalkeena Soomaaliya ay Maalgashi ku sameystaan. Waxa uu sheegay Wasiirka…
1 daqiiqo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo Al-shabaab oo ka dhacay duleedka Afgooye (Dhageyso) Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Sabiib ee duleedka degmada Afgooye. Wararka waxay sheegayaan in dagaalkaan uu…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalada Hiiraan iyo Arimo kale (Dhageyso & Sawiro) Goobjoog Fm waxay halkaan idiin kugu soo gudbinaysaa Sawiro maanta laga soo qaaday soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Baladweyne, iyo kulamadii uu la qaatay waxgaradka Hiiraan iyo saraakiisha…
2 daqiiqo Farriin Ku Aadan Munaasabadda Maalinta Qaramada Midoobay 24 Oktobar 2014 ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan sidii hore waqtigan oo ay jiraan dhibaatooyin badan. Saboolnimo, cudur, argagixiso, takoorid iyo isbedelka cimilada ayaa keenay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.…