2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ra’iisul wasaare C/weli oo ka warbixiyay safar uu ku tagay Burundi, kana hadlay cudurka Ebola (Sawiro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxana kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM oo aynu qodobo dhowr ah kusoo qaadanay. Waxaa Barnaamijkeena saaka daadihin doona Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed Maxamuud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Shil qasaare sababay oo goor dhaw ka dhacay magaala Muqdisho Waxaa goor dhaw shil gaari uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay qasaare dhaawac u badan. Gaari nooca Homay ah ayaa ku fariin goostay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgalo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmada Hilwaa oo lagu qabtay rag lala xiriirinaayo Al-shabaab. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho waxay kusoo qabteen ku dhawaad 50 ruux oo ay ku jiraan rag lala xiriirinaayo in ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Hiiraan oo sheegay in ay wadaan qorshe gogol nabadeed loogu fidinayo beelihii ku dagaalamay Deefow (Dhageyso) Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal ay ku doonayaan sidii gogol Nabadeed loogu fidin lahaa beelihii dhawaan ku dagaalamay Degaanka Deefow ee Gobolkaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Balanbale ee Gal-gaduud oo sheegay inay ku guuleysteen ka hortagista dagaalo dhici lahaa (Dhageyso) Maamulka degmada Balanbal ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in ay ku guuleysteen ka hor tagista dagaalo qaab qabiileed u dhici lahaa ka dib dadaalo ay sameeyeen. Gudoomiyaha Degmadaasi C/rashiid C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waa maxay ahmiyadda Soomaaliya ay u leedahay shirarkii ka dhacay London? Magaalada London ee Dalka Ingiriiska waxa ka dhacay shirar kala duwan, oo diirada lagu saaray arimo ay ka mid ahaayeen , shidaalka iyo macdanta ay qaniga ku yihiin dalalka qaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Aweys Cali Saciid “Qurxinta iyo bilic kusoo celinta Gaalkacyo waa mid socdon doona (Dhageyso) Maamulka Mudug ee Gal-Mudug ayaa sheegay in ay sii socon doonaan mashaariicda xaga hormarinta ee ka socda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Gudoomiyaha Mudug ee Maamulkaasi Aways Cali Saciid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska ee degmada Baraawe oo heegan la geliyay xilliyada habeenkii (Dhageyso) Gudoomiyaha Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose Baraawe Shaacir Cabdi Cilmi ayaa sheegay in heegan ay galiyeen xiliyada habeenkii Ciidamada Booliska si ay uga hortagaan falal ammaanka ka hor imaan kara.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Reyte “Raali kama nihin muddo kordhin ku aadan xilliga doorashada ee Somaliland” Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Reyte) oo ah gudoomiyaha gudiga arimaha Gudaha iyo Nabad galyada baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin in waqti lagu darsado xilliga…