Dhageyso: Shacabka Muqdisho oo aragti kala duwan ka dhiibtay 21-ka October markii ciidamada Qalabka sida ay Inqilaab dalka ku qabsadeen Maanta waxay ku beegan tahay 21-ka October oo ku beegneyd markii dalka Soomaaliya ay 45-sano kahor in qilaab aan dhiig ku daadan ku qabsadeen ciidamada Qalabka sida. Dadka ayaa soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wafdi ka socda golaha Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Magaalada Baraawe (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose gaaray wafdi ka socday Qaramada Midoobay islamarkaana qaabilsan dhanka amaanka, kuwaa oo lagu soo dhaweeyay Magaaladaasi. Wafdigaan ayaa markii ay Baraawe gaareyn…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo oo qodobo xasaasi ah lagu soo qaatay, C/weli iyo Raaxa Maxamed ayaa soo jeedinaaya, waxaana sidoo kale ku dhex jira barnaamijka…
1 daqiiqo Maxamada Gobalka Banaadir oo dib u dhigtay dhageysiga eedeymaha loo haysto Milkiilaha Shabelle iyo wariye Axmed Cabdi Xasan (Sawiro) Maxkamada gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa kasoo hor muuqday Milkiilaha Idaacadda Shabelle Cabdi Maalik Maxamuud iyo Wariye Axmed Cabdi Xasan oo Idaacadaasi ka tirsan,halka xabsiga looga soo tagay Wariyaasha kala…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhowr ah lagu soo qaatay Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog maanta oo Talaada ah, waxaana Barnaamijka aynu kusoo qaadan donno qodobo isugu jira Warar iyo Wareysiyo. Barnaamika waxaa daadihinaaya…
1 daqiiqo Milkiilaha Idaacadda Shabelle iyo wariyaal la xiran oo maanta maxkamad lasoo taagayo Maanta ayaa lagu wadaa in maxkamada gobalka Banaadir ay kasoo hor muuqdaan Milkiilaha Idaacadda Shabelle iyo Sedax wariye oo la xiran, kuwaa oo dowladda gacanta ugu jira in ka badan…
1 daqiiqo Ciidamada dowladda oo howlgalo dad lagu qab qabtay ka wada degmada Xudur ee gobalka Bakool Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo dad badan lagu qab qabtay waxay ka wadaan degmada Xudur ee gobalka Bakool, waxaana ciidamada la sheegayaa in xaafadaha ay guri guri u galayaan. Wariyaha…
1 daqiiqo Maamulka degmada Cadale ee Sh/dhexe oo dhaliil u jeediyay Hay’adaha samafalka (Dhageyso) Maamulka degmada Cadale ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa dhaliil u jeediyay Hay’adaha samafalka ah, taa oo ku aadan wax ka qabasho la’aanta xaalado ka jira degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Muxyadiin Suudi…
1 daqiiqo Taliska Booliiska degmada Luuq oo ka warbixiyay howlgalo ay ku bur burinayaan goobaha sharci darada ah (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Luuq Gobalka Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo balaaran oo lagu bur burinaayo goobaha Sharci darada ah ee ka dhisan hareeraha wadooyinka.…
1 daqiiqo Maamulka Ahlu-sunna ee Gal-gaduud oo beeniyay inuu dhamaaday waqtigii uu shaqeyn lahaa Gudiga Talada ee maamulkaasi (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee Gal-gaduud ayaa beeniyay in xilligaan uu dhamaaday waqtigii uu shaqeyn lahaa gudiga Talada ee Maamulkaasi ka dib markii dhawaan Gudoomiyaha gudigaasi Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir uu…