Rad lagu eedeeyay dilka haweeney oo lagu qabtay degmada Dayniile (Dhageyso) Maamulka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen dhalinyaro la tuhunsanyahay in ay ka dambeeyeen dil dhowaan haweeney loogu geystay degmadaasi. Axmed Nuur Axmed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay milkiileyaasha guryaha ku burbursan wadooyinka muhiimka ah Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday milkiileyaasha guryaha burbursan ee ku yaalla caasimada in ay dhistaan guryahooda oo ay ku sheegtay kuwo wax…
1 daqiiqo Galmudug: Puntland waxay doonaysaa qabsashada Mudug iyo hor istaaga maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud Afhayeenka Galmudug Faysal Cabdi Jimcaale ayaa shir jaraa’id uu qabtay ku eedeeyay maamulka Puntland in ay ka baaqsadeen shir wada hadal oo maanta lagu balan sanaa Shir Saxaafadeedka ayaa yimid…
1 daqiiqo Odayaal qeylo dhaan ka soo saaray abaaraha Gedo (Dhageyso) Xaalado dhanka nolosha ah oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee koonfurta wadanka Soomaaliya. Odayaal dhaqameed ku sugan degmada Luuq ayaa socdaallo…
2 daqiiqo Aqoon kororsi looga hadlay ka hor tagga faafitaanka geed Yahuudka oo Muqdisho lagu qabtay Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaysa hay’ad lagu magacaabo Secil ayaa tababar u furtay xubno matalayay maamullada gobollada Banaadir , Shabeellaha hoose…
1 daqiiqo Muqdisho: Rag lagu tuhmay Al-shabaab oo lagu soo bandhigay saldhiga degmada Dayniile Maamulka degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa manta soo bandhigay dhalinyaro ay sheegeen in ay ka tirsanyihiin xarakada Al-shabaab. Saldhigga booliska ee degmada Deyniile ayaa maanta Warbaahinta loogu soo badhigay…
1 daqiiqo Puntland: Diyaar ayaan u nahay in la dhameeyo khilaafka ka taagan garoonka Gaalkacyo Wasiirka war faafinta maamulka Puntland Cabdiweli Xirsi Indho guran ayaa daaha ka rogay in ay diyaar u yihiin wada hadal lagu dhameeyo khilaafka dhanka maamulida garoomada ee ka taagan magaalada…
8 daqiiqo Waxqabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii tagay (Aqriso) Wasiirka war faafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa siiyey warbixinta horumarka dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay…
2 daqiiqo Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo baaq u diray maamullada Puntland iyo Galmudug Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ugu baaqay maamullada Puntland iyo Galmudug in ay wada hadal ku dhammeeyaan khilaafka duullimaadyada diyaaradaha ee garoomada Gaalkacayo,…
2 daqiiqo Uhuru Kenyatta: Soomaaliya oo xasisha dan ayay u tahay Kenya Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka qeyb galaya shir waynaha qaramada midoobey uga socda magaalada New York ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya taageerayaan ilaa inta ay dalkeeda oo dhan…