2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta: Soomaaliya oo xasisha dan ayay u tahay Kenya Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka qeyb galaya shir waynaha qaramada midoobey uga socda magaalada New York ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya taageerayaan ilaa inta ay dalkeeda oo dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Cadaado oo la adkeeyay xilli wufuud badan ay ku qulqulayaan (Dhageyso) Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in ay sugayaan ammaanka magaalada Cadaado oo lagu wado in uu gaaro masuulkii maamulka Ahlusunna Waljamaaca u saxiixay heshiiska maamulka loogu dhisayo gobolada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaarisa: ku dhowaad 10 ruux oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay goob ganacsi Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhaawacmay qarax xalay ka dhacay magaalada ku taalla Waqooyiga dalka Kenya ee Gaarisa. Guddoomiyaha Gaarisa Rashid Khator ayaa sheegay in dhacdadaas ay dhacday abaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay maamul loo sameynayo Sh/dhexe iyo Hiiraan (Dhageyso) Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay wararka sheegaya in maamul qura loo sameynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Guddoomiye ku xigeenka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo ka deyrisay xaaladaha nololeed ee qoysas ku tabaaleysan Hobyo (Dhageyso) Maamulka degmada Hobyo ee Galmudug ayaa ku dhaliilay dowladda Soomaaliya in aysan ka jawaabin dhibaatooyinka xaga nolasha ah ee ka taagan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamuud Maxamed Cawaale oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid: Shacabka Galmudug ayaan kala shiraynaa maamul u sameynta gobolada dhexe (Dhageyso) Madaxwaynaha maamulka Galmudug ayaa tilmaamay in shacabka gobolka Mudug uu shirar kala yeelan doono arimaha ku saabsan maamul u sameynta gobolada dhexe. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo shalay dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan: Waan ka saarnay Al-shabaab dalka 70% Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad ka jeediyay golaha loo dhan yahay ee qaramada midoobey ayaa sheegay in in ka badan 70% koonfurta iyo bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo lagu dhaliilay in ay ka gaabisay u gargaarida dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Gobolka Sool Xildhibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Xukuumadda ku dhaliilay inay ka gabisay u gargarida shacabka ay abaaruhu ku saameeyen Gobolka Sool, Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdulaahi Jaamac oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergadii Gobolka SH. Hoose u matalayay Maamulka 6-da gobol oo isaga baxay maamulkaasi Xubno ka mid ah ergadii Gobolka sh hoose u matalayay Maamulka lixda Gobol ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay badaleen fikirkoodii ku aadanaa maamulkaasi. Sayid Baale Cumar oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Diiriye oo ka digay Colaad dib uga soo Cusboonaata Gobolka Mudug Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye ayaa ka digay Colaad uu dhiig ku daato oo dib uga soo Cusboonaata Gobolka Mudug. Afhayeenka Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Axmeed Diiriye…