1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ciraaq oo deeq waxbarasho ugu deeqday Soomaaliya Dowladda Ciraaq ayaa deeq waxbarasho u fidisay qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dugsiyada iyo jaamacadaha dalka. Hadalkan maanta oo Talaado ah waxaa sheegay wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas barakacayaal ah oo gaaray degmada Balanballe Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in degmadaasi ay soo gaareen qoysas hor leh oo ka soo cararay goobaha fog fog ee abaaruhu ay ka jiraan. Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynihii hore ee Galmudug oo baaq u diray Puntland iyo Galmudug (Dhageyso) Madaxwaynihii hore maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa ugu baaqay dhinacyada Puntland iyo Galmudug in wada hadal ay ku dhameeyaan khilaaf kasta oo ay kala tabanayaan labada dhinac. Caalin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan sheegay in maalmaha soo socda baarlamaanka la hor geynayo sharciga xuduudaha (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maalmaha soo aadan Baarlamaanka hor gayn doonaan sharciga xuduudaha si loo soo af meero muranka ku saabsan soohdimaha maamullada dalka. Cabdisamad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo ka hadlay muranka kala dhaxeeya Galmudug (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay muranka u dhaxeeya iyaga iyo Galmudug ee ku saabsan duulimaadyada garoonka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wasiirka duulista hawada maamulka Puntland Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax garadka Baydhabo oo ka walaacsan xiisada maamulka koofur galbeed (Dhageyso) Odayaasha iyo wax-garadka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay ka walaacsanyihiin heerka siyaasada is diidan ee Baydhabo ka jira taas oo keentay in bannaan baxyo rabashada wata…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka muwaadin Soomaaliyeed oo laga helay gobolka Minisota ee dalka Maraykanka Ciidamada booliska magaalada Ssangyong gobolka Minisota ee dalka Maraykanka ayaa helay meydka muwaadin Soomaaliyeed. Marxuum Axmed Faarax ayaa laga helay meydkiisa isaga oo guban gaarigii uu watayna si la mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howl gallo ka fuliyay magaalada Marka Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in magaaladaasi ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka fuliyeen hawl gal la sheegay in ammanka lagu sugayo. Hawl…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo xalay bandow ku rogay waqooyiga Gaalkacyo Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug xalay waxaa lagu soo waramayaa in maamulka Puntland uu ku rogay bandow. Wariyaal ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ciidamada maamulka Puntland ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda IOM oo ka digtay in Barakacayaasha laga saarayo xarumaha Dowladda Hay’adda socdaalka aduunka ee (IOM) ayaa walaac ka muujisay dadka barakacayaasha ah ee degan xarumaha dowladda oo lagayaabo in laga saaro goobahaasi, sida ku qoran nuqulka war qoraal ah oo GoobjoogFM ay heshay.…