1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska ciidanka magaalada Baydhabo oo faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad xalay dhacay (Dhageyso) Taliska ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Baydhabo ayaa saaka faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad xalay ka dhacay magaaladaasi. Kornel Mahad Cabdiraxmaan oo ah taliyaha ciidanka booliska ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar ka tirsan ergada ka qeyb galeysa shirka Kismaayo oo dhaliilo hor leh jeediyay Ergada ka qayb galaysa wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta dadka dega gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa wali dhaliil ka muujinaya sida uu ku socdo shirkaas maalmaha galay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta nabada adduunka oo maanta laga xusayo Soomaaliya Maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa maalinta nabadda caalamka taas oo ay qaramada midoobey ansixisay waxaana lagu wadaa maanta in gudaha Soomaaliya laga xuso. Munaasabadahan ayaa lagu soo bandhigi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalada Baydhabo oo saaka degan xilli xalay maqribkii iska hor imaad uu ka dhacay Deganaansho ayaa saaka laga soo calaamadaynayaa in ay ka jirto magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaasi oo maqrabnimadii xalay iska hor imaadyo ay ka dhaceen. Iska hor imaadkan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo ka qeyb galay kulanka golaha wasiirada xukuumadda Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay kulan deg deg ah oo golaha wasiirada xukuumadda ay ka yeesheen xaaladaha ammaanka dalka. Shirkan waxaa shir guddoominayay ku simaha ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ridwaan Xirsi Maxamed oo beeniyay inuu jiro khilaaf u dhaxeeya madaxda dowladda Raisulwassare ku xigeenka ahna wasiirka diinta iyo owqaafta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed oo war baahinta lahadlay kadib shir golaha wasiirada galabta ay yeesheen ayaa ka war bixiyey wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka iyo shacabka gobolka Banaadir oo iska kaashanaya dhismaha xarunta Fiisha Gufeerno Xubno ka mid ah maamulka gobolka Banaadir iyo shacabka magaalada Muqdisho ayaa iska kaashanaya dib u dhiska xaruntii hore ee maamulka gobolka Banaadir. Degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa geysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Garbahaarey oo soo dhoweeyay shir weyne lagu qabanayo Garbahaarey Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa soo dhoweeyay shir weyne la doonayo in lagu qabto degmadaasi. Maalmihii la soo dhaafay waxaa Garbahaarey ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Soomaaliya oo xilka ka qaaday agaasimihii hay’adda nabad sugidda Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka ka qaaday agaasimihii hay’adda nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (San baloolshe). Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo daah furay kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka Soomaaliya Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furay kal-fadhiga shanaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka oo ka dhacday xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho waxaa…