1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiikh Maxamuud Cabdulle Cariif: Halaga qeyb qaato dhismaha goobaha lagu cibaadeysto Mid ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee caanka ka ah dalka ayaa ugu yeeray Soomaalida ku nool dalka iyo dibada ka qayb qaadashada dib u dhiska goobaha cibaadada ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kurtun-waareey oo sheegay in ay ku sii jeedaan deegaano hor leh Maamulka degmada Kuntur-waareey ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay qorsheynayaan in ay xarakada Al-shabaab ka saaraan deegaanada u dhow dhow degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay sugayaan ammaanka deegaanada ay la wareegeen (Dhageyso) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la sugayo ammaanka deegaanada ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka saareen xarakada Al-Shabaab. Hadalkan waxaa boqollaal dad wayne ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo mamnuucay jillaabashada aargoosatada Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee maamulka Puntland ayaa sheegtay in ay mamnuuceen Jilabashada aargoosatada oo wasaaradaasi tilmaantay in gabaabsi uu ku yimid. Agaasimaha wasaaradaasi Cabdiraxmaan Kulmiye ayaa xusay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarun waaxeed cusub Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta sheegay in ay ku guulaysteen wax ka qabashada ammaanka gobolkan kadib hawl gallo ay fuliyeen ciidamada dowladda. Warkan ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey oo soo dhoweysay shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka Ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Fatiha Serour ayaa soo dhowaysay shirka dib u heshiisiinta dadka dega gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Uganda oo qabtay baabuur ay ku jiraan walxaha qarxa Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl galkii ciidanka booliiska dalka Uganda ay ka sameeyeen magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda sabtidii aan soo dhaafnay iyada oo la sheegayo in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli: 2015-ka ma jiri doonto meel Soomaaliya ka tirsan oo shabaab maamulaan Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in marka la gaaro sanadka 2015-ka gudaha dalka laga weyn doono dhul ay maamulaan xarakada Al-shabaab. Hadalkan ayuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan dowladda ku dhaliilay qaabka ay u magacawdo agaasimeyaasha wasaaradaha Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qaab aan waafaqsaneyn sharciga loo maray magacaabista agaasimeyaasha wasaaradaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Aqoonyahan Cabdi Waaxid Xuseen Macalin Arbaca ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa saameyn ku yeeshay shacabka ku nool qeybo ka mid ah magaaladaasi. Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in biyo kor-shubka…