2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Maamul Goboleedyada u Fasaxday Lacagtii Deeqa Caalamka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa Lix Milyan oo dollar oo ahaa deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub. Sida lagu shaaciyay qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ka hor Safarkiisa UN-ka: Farmaajo oo Saxiixaya Sharciga La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo 10 Bil u Xareysnaa Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda saxiixaya dhismaha gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa, kaas oo muddo 10 bil armaajada ugu jiray. Sharcigan ayuu golaha aqalka sare ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ado iyo Mas’uuliyiin Uga Digay Xukuumadda Kheyre Faragelinta Doorashada Galmudug Tan iyo markii uu soo baxay war murtiyeedkii shirka dib u heshiisiinta Galmudug, laguna xusay in dowladda la kali noqotay sameynta habraacyo iyo shuruudo adag oo loo maro soo xulista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Magaalada Baydhabo (Sawirro) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay shirweynaha qaran ee Xeer ilaaliyeyaasha qaranka. Shirkan oo socon doona illaa 23-ka bishan ayaa waxaa ka qeybgalaya, guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xukuumadda Kheyre Uga Tagay Faragelinta Ay Ku Heyso Maamul Goboleedyada Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo dhirta iyo daaqa xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Cabdikarim Khaliif Dhalac ayaa goordhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisi uu ka haayay wasaaradda. Qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Diyaarinaya Sharciga Doorashada oo Ku sii-jeeda Garoowe Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland. Waa lugtii 2aad oo ay ugu baxayaan mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Soomaaliya Ka Taageeraya Amniga iyo Dhaqaalaha Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Soomaaliya ay xilligan ka taageeri doonto arrimaha ammaanka, dhaqaalaha iyo sidoo kale waxbarashada. Safiirka Ruushka u fadhiya Muqdisho, Mikhail Golovanov ayaa hadalkaan sheegay xilli uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjire Cali Shariif Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay aqbalaadda warqadaha aqoosiga ee uu madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee uu ka guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Washington, Cali Shariif Axmed. Trump ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO SOO XIDHAY SHIRKA MAALGASHIGA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xidhay shirka maalgashiga Puntland, Madaxweynuhu waxa uu ka jeediyey khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlay arrimaha maalgashiga, waxaa uu xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War War Murtiyeedka Shirka Dib U Heshiinta Beelaha ee Dhuusamareeb Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo 10-kii maalin ugu dambeeyey magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, shirka ayaana waxaa laga soo saaray war-murtiyeed. Maxamed…