Madoobe Nuunow:Rabitaanka shacabka koofur galbeed ayaa dhaqan galaysaMadoobe Nuunow Maxamed oo sheegay in madax uu u yahay maamul ka kooban lix gobol ayaa sheegay in maamulkiisu uu yahay kan keliya ee ku dhisan rabitaanka shacabka ku nool…1 daqiiqo
1 daqiiqoHilowlo Aadan: Waxaan ugu baaqayaa Barre Hiiraale ka qayb qaadashada nabadeynta Mid ka mid ah aas aasayaasha maamulka ku meel gaarka ah ee Jubba ayaa sheegay in Barre Aadan Shire (Hiiraale) wixii xilligan ka danbeeya ay ugu baaqayaan ka qayb galka…
1 daqiiqoMaamulka Ahlu Sunnah oo taageeray shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka (Dhageyso) Sarkaal u hadlay maamulka Ahlu Sunnah Waljamaaca ee koofurta dalka ayaa sheegay in ay ka tanaasuleen mowqifkoodii ahaa in ay mucaaradsanyihiin maamulka kumeel gaarka ah ee Jubba ee uu hogaamiyo…
1 daqiiqoGudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Ee Gobollada Baay, Bakool Iyo Gedo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka ee ka howlgala gobollada Baay,Bakool iyo Gedo. Kulankan…
2 daqiiqoMadoobe Nuunow oo dowladda ku eedeeyey in aaney ixtiraamin rabitaanka shacabka Madaxweynaha maamulka lixda gobol ee konfur galbeed Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in aaney katanaasuleynin go’aankooda ku aadan maamul u sameynta Gobollada koonfur galbeed. Madoobe Nuunow oo wareysi siiyey…
1 daqiiqoTaliyaha booliska gobolka Sh/hoose oo xilka la wareegay Munaasabad uu xilka kula wareegayo taliyaha cusub ee ciidamada booliska gobolka SHabeellaha hoose ayaa maanta lagu qabtay degmada Afgooye ee gobolkaasi. Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in taliyaha…
2 daqiiqoBanaan bax lagu taageerayay hawl-galka Bad weynta Hindiya oo Muqdisho ka dhacay Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho banaanbax ay soo abaabuleen shacabka ku dhaqan caasimadda kaasi oo lagu taageeryay Hawlgalka Badweynta Hindiya ee ka dhanka ah xarakada Al-Shabaab ee ay Ciidamada…
2 daqiiqoWafdiga Madaxwayne Xasan oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kismaayo Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayoee xarunta gobolka Jubbada hoose halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u tegay magaalada Kismaayo furitaanka…
1 daqiiqoXukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay soo wado sharci ka dhan ah kufsiga Wasiirka wasaaadda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in heer gaba gabo ah uu marayo sharci la doonayo in lagula dagaalamo ku xad gudugka haweenka oo lagu…
1 daqiiqoMahad Cabdalle: 20-ka bishan ayuu furmayaa Kal-fadhiga 5-aad ee baarlamaanka dalka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho xilli maalmha soo socdo uu dib u furmi doono kalfidhigii…