1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Cabdalle: 20-ka bishan ayuu furmayaa Kal-fadhiga 5-aad ee baarlamaanka dalka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho xilli maalmha soo socdo uu dib u furmi doono kalfidhigii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Barre Hiiraale oo ku tilmaamay shirka Kismaayo mid lagu jah-wareerinayo shacabka Garabka mucaaradka ah ee uu hogaamiyo hogaamiye kooxeed hore Kornel Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa shaaciyay in shirka ka furmaya Kismaayo uu yahay mid lagu jah wareerinayo shacabka Jubbooyinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka lixda gobol oo ka digay fara gelin kaga timaada IGAD Maamulka Koonfur galbeed ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow Maxamed ayaa ka digay fara gelin ay sheegeen in uu ku hayo urur gobleedka IGAD arimaha goboladaasi. Wasiirka gaadiidka ee maamulka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Banaadir oo digniin u diray qaar ka tirsan ganacsatada Waaxda nadaafada maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabooyin ka qaadi doonaan dadka labaajooyinka ka sameystay hareeraha wadooyinka muhiimka ah ee qul-qulka biyaha wasaqaysan laamiyada raaciya. Goobaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo u kicitimay Kismaayo Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ka degaan magaalada Kismaayo waxaana garoonka Kismaayo ka socda qaban qaabadii soo dhawaynta wafdiga madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan tilmaamay in shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka uusan hakan doonin Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in shirka maanta lagu wado in uu ka furmo magaalada Kismaayo uusan u hakan doonin go’aankii ka soo baxay Kornel Barre Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Jubba oo soo saaray qodobada looga hadlayo shirka maanta ka furmaya Kismaayo Maamulka kumeelgaarka Jubba ayaa sheeciyay qodobada looga hadlayo shirka la filayo in maanta uu ka furmo magaalada Kismaayo. Shirkan oo la sheegay in uu yahay wajigii labaad ee shirka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:Ammaanka Kismaayo oo la adkeeyay xilli maanta uu shir ka furmayo Amniga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu soo waramayaa in la adkeeyay xilli magaaladaasi ay isugu yimaadeen wufuud ka kala socota gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Wararka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo saaka howl gal ay dad ku soo qabteen ka fuliyay degmada Wadajir Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay howl gal dad badan lagu soo qab qabtay ka sameeyay xaadfadaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Wararka ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaymaha Dowlada Federaalka oo ku baaqay in laga qayb qaato dib u hawlgalinta isbitaalka Digfeer ee Muqdisho (DHAGEYSO) [huge_it_slider id=”62″] Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo booqasho ku tagay Isbitaaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in laga qayb qaato hormarinta isbitaalka oo dayactir uu…