1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muungaab: Waxaan dhisi doonnaa goobaha muhiimka ah ee Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay dhisi doonaan goobaha muhiimka u ah maamulka xilli dhismo uu ka socdo xarunta Fiisha Gufeerno ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Madoobe Nuunow oo sheegay in aysan ka tanaasuleyn maamulka lixda gobol Xubno ka tirsan garabka Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in marnaba ayan ka tanaasuli doonin mowqifkoodi ahaa maamul ka taliya lix gobol oo koonfurta dalka ah. Waxaa warkan sheegay guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli: Dhismaha Maamulka Koofur galbeed halagu dhameeyo si cadaalad ah Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dadka degan gobolada SHabeellaha hoose, Baay iyo Bakool si caadalad ah ay uga qayb qaadan doonaan maamulka dhismahiisa uu ka socdo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga qabanqaabinaya shirka Jubbooyinka oo beeniyay in dib u dhac uu ku yimid shirka Guddiga ku howlan qaban qaabinta iyo qabsoomida shirka lagu ballansanyahay in uu ka furmo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in marnaba dib u dhac ku imaan xilkii loogu tala galay qabsoomida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barre Hiiraale oo sheegay in dowladda looga baahanyahay xalka Jubbooyinka Hogaamiye kooxeed hore Kornel Barre Aadan Shire (Hiirale) ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya looga fadhiyo in xal ay ka keento mad madow uu tilmaamay in uu ka jiro qabsoomida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhinacyada isku haya maamulka koofur galbeed oo isku raacay in ay wada hadlaan Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobolada koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dhinacyada isku haya dhismaha Maamulka Koonfur galbeed ay isku raaceen in ay ka wada qeyb galaan maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo kormeer ku tagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagey dhismaha ka socda garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan oo laga hirgelinayo Terminal weyn oo ka kooban qeybo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barre Hiiraale: Dib u dhac ayaa ku yimid shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya ahaana hogaamiye kooxeed, Kornel Barre Aadan Shire (Barre hiiraale) ayaa sheegay in dib loo dhigay shirkii dib u heshiisiinta beelaha jubooyinka ee la filayay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu hogaaminayo ra'iisal wasaare Cabdiweli oo gaaray Baydhabo Wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha uu kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Muungaab oo ka war bixiyay safar uu ku tagay Turkiga Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho xilli uu kulamo kula soo qaatay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga madax ka tirsan…