2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo qabanaysa shir weyne ku saabsan dhaqanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadayaasha mootooyinka Muqdisho oo welwel ka muujiyay amarro la dul dhigay Qaar ka mid ah wadayaasha mootooyinka yar yare ee loo yaqaano Bajaajta ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin war ka soo baxay taliska ciidamada wadooyinka gobolka Banaadir kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad ku sugan duleedka Muqdisho oo cabasho u diray dowladda Federaalka Dadka ku nool deegaanka Maaxaay ee duleedka degmada Kaaraan ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo fara galiso bur burin ay sheegeen in loo gaysanayo guryaha ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka AMISOM oo maanta qof rayid ah ku dilay Muqdisho Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta qof rayid ah ku dilay agagaarka Ex-Kontorool ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah askar saarneyd kolonyo AMISOM ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabada shirka lagu mideynayo Mudug iyo Galgaduud oo ka socoda Cadaado Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa magaalada Cadaado ka bilaabay qabanqaabada shirka lagu mideynayo gobolada Mudug iyo Galgaduud oo dhowaan la filayo in lagu qabto halkaas. Madaxwayne ku xigeenka Ximan iyo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax qabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Kornel Barre Hiiraale oo beeniyay in ay liidato xaalada ciidamada Hiiraale Sarkaal u hadlay Kornel Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa meesha ka saaray jiritaanka warar la xiriira in ciidamada ka amar qaata Barre ay wajaheen xaalad adag wixii ka dambeyay markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Koofur Afrikaan ah oo dhac u geystay meherado ay lahaayeen Soomaali Kooxo gaangistiro ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa boob u gaystay goobo ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato soomaaliyeed oo ku nool dalkaasi. Ma jirin wax gurmad ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo beeniyay in calanka Al-shabaab laga taagay Cadaado Maamulka Ximan Iyo Xeeb ayaa beeniyay warar sheegaya in magaalada Cadaado laga taagay calanka xarakada Al-Shabaa xilli magaaladaasi lagu wado in lagu qabto shirka maamul u samaynta gobolada Mudug iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo saaka howl gal ka wada inta u dhaxeysa Leego iyo Buur hakaba Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saaka hawl galo la sheegay in lagu sugayo ammaanka ka wada inta u dhaxeysa deeganka Leego iyo Buur hakaba ee gobolka Baay. Guddoomiyaha maamulka deegaankaasi…