1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xujeydii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo gaaray Sucuudiga Magaalada Riyadh ee xarunta dalka Sacuudi Arabia waxaa gaaray xujeydii ugu horeysay oo ka qayb galaya gudashada mid ka mid ah waajibaadka rukniga Islaamka. Soomaalidan ayaa ka kala timid dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Qoys oo ku dhaqan degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarey oo Gargaar raashineed loo qeybiyey ku dhowaad ilaa 13-kun oo qoys oo ku dhaqan degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarey oo saameyn ay ku yeelatey Colaado xirmey wadooyinka iyo abaaraha ayaa markii ugu horeysay mudo ka badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo sheegtay in ay xakameysay awoodda burcad badeeda Soomaaliya War-saxaafadeed: Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Abdullahi Dool Mohamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Muqdisho , kadib markii uu kaga qeybgalay Magaalada Cochin ,gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Galmudug oo gar-gaar deg-deg ah u baahan Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in Gurmad dag dag lala soo gaaro dadka ku nool Gobolka Mudug oo ay sheegeen inay saameyn balaaran ku yeesheen abaaraha ka jira deegaanada Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Soomaaliya u matalayey shirkii Masar oo dalka dib ugu soo noqday Wafdigii Dowladda Soomaaliya uga qeyb galay shirkii lagu soo gaba gabeeyay dalka Masar ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Wafdigan oo uu hogaaminayay wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo dhex maray Gudiga dib u heshiisiinta iyo Odayaasha Beelahaa jubboyinka Wararka ka imanaya Kismayo ayaa sheegaya in Kulamo gooni gooni oo dhex maray Gudiga dib u heshiisiinta iyo Odayaal Matalaya Beelaha jubboyinka uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Gudigan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka 6-da Gobol ee Koonfur-galbeed oo beeniyey iney tanaasuleen Maamulka Koonfur-galbeed ee 6-da Gobol ayaa Beeniyay in wada hadal kadib ay Ogolaadeen inay ka qeyb galaan dhismaha maamulka 3-das Gobo lee la filayo in loo sameeyo Goboladaasi. Gudoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal ka dhacay Buurdhuubo iyo gurmad la gaarsiinayo dadka ay saameysay abaarta gobolka Gedo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Ciidamada Dowladda kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-Shabaab ku dhexmaray Nawaaxiga degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Afhayeenka Ciidamada Milateriga Dowladda ee Gobolka Gedo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo u sharaxan xilka madaxweynaha ee doorashada 2016-ka [huge_it_slider id=”61″] Madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ka hadlayey madal ay fadhiyeen madaxda dowladda oo iskugu jira Wasiiro, Xildhibaano, Aqoonyahay iyo bulshada rayidka, ayaa sheegay in uu u sharaxan yahay doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Australia oo $5 Milyan ku bixineysa abaaraha Soomaaliya Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday in $5 Milyan oo doolarka mareykanka ay ugu deeqeyso Soomaaliya, si wax loogu qabto dhanka beni’aadanimada, gaar ahaan dadka ay abaaruhu saameeyeen. Wasaaradda Arrimaha dibada…