2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Ku Qaabilay Ergeyga QM Ee Soomaaliya Nicolos Key “SAWIRRO” Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalmahan wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen gobolka Baay ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay Ergeyga QM ee Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax dhimasho badan sababay oo ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye War aan goor dhow helnay ayaa sheegaya in qarax xoogan uu haleelay baabuur ay la socdeen dad raiyd ah oo sababay khasaare isugu jirta dhimashi iyo dhaawac. Sida uu inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jarmalka oo saddex qof u xirtay tuhun la xiriira Al-shabaab Saddex ruux oo looga shakisan yahay in ay ka mid yihiin xarakada Al-Shabaab ayaa laga qabtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Frankfort ee dalka Jarmalka. Ragani ayaa laga qabtay garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo maanta qabatay baasabooro been abuur ah Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Baasabooro si sharci darro ah loogu safray iyo dad si sharci darro ah ku yimaaday Soomaaliya. Taliyaha waaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo ciidanka AMISOM ku eedeysay kufsi Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu eedeeyay in ay geysteen xad gudubyo ka dhan ah haweenka Soomaaliyeed, iyada oo AMISOM ay ka faa’ideysanaya daruufaha xaga bini´aadanimo iyo caawinaada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle: Dowladda ha soo af jarto howl gallada dagaal dhamaadka sanadkan Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in howl galka loogu magac dartay Bad waynta Hindiya lagu soo af jaro dhowrka bilood ee ka hartay sanadkan si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax garadka Hiiraan oo ka digay dhisidda maamul aysan ogoleyn shacabka Odayaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa ka digay in maamul aysan dadku ku qanacsaneyn loo sameeyo gobolka Hiiraan. Nin sheegay in uu yahay guddoomiyaha odayaasha dhaqanka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo dib u heshiisiin ah oo ka bilowday Kismaayo Guddiga dib u heshiisiinta beelaha wada dega gobolada Jubbooyinka ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay odayaal matalaya beelahaasi. Kulankan oo gogol xaar u ah shirka dib u heshiisiinta beelaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda racfaanka gobolka SHabeellaha dhexe oo ka hadashay maxaabiis ku xiran Jowhar Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda racfaanka gobolka SHabeellaha dhexe ayaa sheegay in maxkamadu ay bilaabeyso dhageysiga kiisaska loo haysto maxaabiista ku jirta saldhiga booliska magaalada Jowhar. Sheekh Axmed Ibraahim Sayid oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad ku dhaawacmay madaafiic xalay lagu tuuray xaafado ka tirsan Muqdisho Inta la xaqiijiyay shan ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay madaafiic xalay lagu tuuray xaafado ka tirsan degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Waxaa la sheegay in xaafadaha degmada…