2 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacagtii Diiwaan Gelinta Musharraxiinta Madaxweynaha oo La Amray in Dabagal Lagu Sameeyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Abaaraha mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Aqalka Sare? Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel mariyay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa. Fadhigii Guud Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Caruurta Ugu Geeriyoonaysa Nafaqo Darrida Soomaaliya oo Sii Kordhaysa Abaarta baahsan ee ka jirta dalka ee saameysay malaayiin qof oo Soomaali ah ayaa waxaa laga muujinayaa cabsi in ay isku badasho macluul soo food saarta dad badan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Shiikh oo Markale Muqdisho Loogu Caleemo Saaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa goordhow loo caleemo saaray madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kadib munaasabad maanta ka dhacday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana xafladda kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka mdane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka kusoo dhoweeyay Wafdi ka socday dalka Kenya uu hoggaaminayo madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxaana wafdigaan lagu wadaa in ay ka qeyb galaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweyne dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, waxaana soo dhoweynta wafdigiisa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagreen oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqddisho isaga iyo Wafdi uu hogaaminayay, waxaana garoonka kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin kale duwan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha iyo Safiirka Shiinaha oo Kulmay Ergayga arrimaha Abaaraha iyo Gurmadka u qaabilsan madaxweynha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Ambassador FEI Shengchao . Ergayga…