Madaxweyne Deni iyo Guddiga Doorashooyinka KMG Puntland oo Kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Deeq Gargaar ah oo Lagu Qeybiyay Gobolka Banaadir+Sawirro Qoysas danyar ah oo ku nool degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay deeq raashin ah, waxaana goobjooga ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka gobolka ee arrimaha bulshada iyo…
1 daqiiqo Dadka Kasoo Hayaamaya Abaarta oo Soo Gaaraya Xeryaha Barakacayaasha Dhibaatada banii’aadnimo iyo abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa kasii dareysa, waxaana xeryaha barakacayaasha soo gaaraya daqiiqad walba dad dhibaateysan oo u badan haween, caruur iyo da’. Sida ay todobaadkan sheegtay…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Imaaradka oo Kulmay Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Alcusmaan. Danjiruhu wuxuu Guddomiyaha soo gaarsiiyay…
1 daqiiqo Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ka Shiray Sicirka Barar Ka Jira Deegaannadaas Golaha wasiirrada Somaliland ayaa kulan ku yeeshay magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland, waxaana kulanka shir guddoominayay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaana wehlinayay madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxaana looga…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Ku Wajahan Galmudug Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socota qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federalka Soomaaliyamudane Xasan Shiikh Maxamuud oo lagu wado in dhowaan uu gaaro isaga iyo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Dhallinyarada iyo Haweenka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay magaalada Baydhabo Dhalinyarada…
1 daqiiqo Wasaaradda Dekadaha oo Digniin U Dirtay Kalluumaysatada Soomaaliyeed Agaasimaha guud wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda Xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur), oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa uu digniin ugu diray Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ka Jilaabta xeebaha…
1 daqiiqo Ergeyga Arrimaha Abaaraha oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Baydhabo Ku Tagay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha mudane . Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay gudaha dalka ku gaaray maanta ku tagay…
1 daqiiqo Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Ka Mahaceliyey Deeq Ka Timid Dowladda Qatar Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, . Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka oo maanta la…