1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Taliyaaniga oo Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Safiirka dowladda Taliyaaniga u fadhiya Soomalaiya Alberto Vecchi ayaa dhambaal salaan iyo hambalyo ah usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay Xasan Shiikh Maxamuud oo labada gole ee Baarlamaanku u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkish Airline oo Hakad Galisay Duulimaadyadyadeedii Muqdisho Ogow Sababta Shirkadda diyaaradaha Turkish Airline ayaa joojisay duulimaadyadii Muqdisho ay ku imaan leyd laga bilaabo 19-ka ilaa 28-ka May 2022, waxaana sababta lagu sheegay in garooonka ay ka jirto Shidaal yari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Kula Wareegay Deeggano Ka Tirsan Gobalka Baay Ciidamada xoogga dalka ayaa la wareegay deegaanno ka tirsan gobalka Baay, kuwaas oo horay ay ugu sugnaayeen xubna ka tirsan ururka al-shabaab. Howlgallo qorsheysan oo ciidamada xoogga ay ka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Geelle Oo Ka Haray Tartanka Madaxtinimada Dalka Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu isaga haray tartanka oo lagu wado in berri la qabto. Geelle ayaa kamid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweinihii Imaaraadka Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii Dowladda Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliif Bin Zayid Ala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka oo Bayaan Kasoo Saaray Amniga Doorashada Madaxweynaha Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray bayaan ku aadan amniga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomalaiya, xilli lagu wado in maalinta barrito ay ka bilaabato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiikh Shariif oo Noqday Musharraxii Ugu Horeeyay Ee Isdiiwaangeliyo Madaxweyneynihii hore dowladdii KMG aheyd Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa maantaa noqday musharraxii ugu horeeyay ee isku diiwaan geliyo tartanka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudaha Murraxiinta Madaxweynaha Looga Baahan Yahay Guddiga doorashada madaxweynaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya madaxweynaha inuu soo gudbiyo, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay guddomiyaha guddiga. Shuruudaha musharraxiinta laga doonayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Rooble oo Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay 3-da May Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka waxaana uu ammaanay kaalinta muhiimka ee saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir oo Shacbka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed wuxuu u diray hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul fidriga, waxaana Allah uga baryay inuu sanadkaan sanadkiisa bedqab…