Xasan Shiikh oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Madaxweynihii hore dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan munaasabadda ciidul fidriga oo bari ku beegan maalinteeda koowaad oo caalamul Islaami looga dabaaldegayo, waxaana sidoo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciida Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomalaiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomalaiyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul fidriga oo maalinta barri looga dabaal degayo caalamul islaami, waxaana uu Allah uga baryay inuu sanadka…
1 daqiiqo Taliye Xijaar oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Wasiirka amniga xukuumadda federlka Soomalaiya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaqo joojin waxaa uu ku sameeyay taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Xijaar, wax yar kadib markii uu shir ku…
1 daqiiqo Hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo loo sameeyay kulan mahad celin ah Kulan ay soo qaban qaabiyeen Qaxootiga yamaniyiinta eek u sugan magaalada muqdisho ayaa waxa ay ugu mahad celiyeen Hey’ada Hormuud Salaam Foundation Taageerida, Taakuleynta iyo Afurinta Bisha ramadaan oo sanad…
1 daqiiqo Wasiir Bayle oo Mareykanka Uga Qeyb Galay Shir Looga Hadlayay Hormarinta iyo Iskaashiga Geeska Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda federalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo safar shaqo ku jooga wadanka Mareykanka ayaa ka qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada ku yaalla Geeska Afrika, kaas oo ay…
2 daqiiqo Jubbland oo Soo Gabagabaysay Kuraasta Deegaan Doorashada Labaad Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa maanta Jubbaland ay kusoo gabagabaysay doorashada 16-ka kursi ee gobolka Gedo, kuwaas oo maalintii shalay la gudo galay doorashadeed,iyadoo maanta la dooray 5…
2 daqiiqo Premier Bank competes $ 21,000 for Mogadishu university students with top-notch business startup ideas The Hal-abuur start-up competition is officially kicked off today at the Premier Bank’s Tower at Maka Al-Mukarama Street, Mogadishu. Premier Bank has launched today its first Hal-abuur start-up venture competition…
2 daqiiqo WFP oo Galmudug u Ballan Qaaday Kordhinta kaalmada la siinayo Bulshada Abaartu Saamaysay Hey’adda cuntada adduunka ee WFP oo kaah-shaneysa wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatey munaasabad lagu daahfurayay kordhin lagu sameeyay tirada qoysaska lasiinayo kaalmada…
2 daqiiqo Maxkamadda Sare Oo Muddo Kordhin U Sameysay Jawaab Celinta Kiiska Fahad iyo FEIT Maxkamadda sare ayaa warqad ay u dirtay Garyaqaanka guud ee dowladda ku sheegtay in ay hal maalin dib u dhigtay dacwad uu Fahad Yasin u gudbiyay maxkamadda sare oo ka…
1 daqiiqo Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Ku Guulaystay Duqa Deg. Qardho Golaha deegaan Degmada Qardho gobolka Bari ee Puntland oo doorasho qof iyo cod ah lagu doortay 2021-kii ayaa markii ugu horaysay soo doortayguddoomiyaha degmadaas iyo duqa magaalada, kadib doorasho dhacday.…