Ra’iisulwasaare Rooble oo Ka Hadlay Dabka Ka Kacay Suuqa Hargaysa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuiseen Rooble ayaa ka hadlay dab ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargaysa ee Somaliland, kaas oo gaystay khasaare baaxad leh, isagoo dalbaday in loo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dab Xoogan oo Ka Kacay Suuqa Wayn ee Hargaysa Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa wayn ee magaalada Hargeysa caasimadda Somaliland, kaas oo geystay khasaare hantiyadeed oo aad u baahsan, waxaana uu yahay mid aad ugu faafaya suqa…
1 daqiiqo Ra’iisalwasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed u Diray Hambalyo iyo Duco Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, oo caawa bilaabatay. Ra’iisulwasaaraha ayaana sheegay in la caawiyo…
1 daqiiqo Inta Badan Wadamada Muslimka ah oo Barri Laga Soomayo Waxaa maalinta barri ah laga soomayaa inta badan wadamada Muslimiinta, kuwaas oo caawa shaaciyey in barri oo Sabti ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana laga…
2 daqiiqo Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe & Isbitaal Martini Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho iyo isbitaalka martiine qeybta ay daganyihiin Curyaamiinta kusoo naafoowday Dagaalkii 77 Barnaamijkan ayaa qeyb ka ah mashruuca…
1 daqiiqo Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafidiga Qaramada Midoobay? Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay, gaar ahaan xuquuqda Aadanaha, waxaana horkacaysay madaxa uqaabisan Soomaaliya Isha Dyfan. Kulanka…
2 daqiiqo Hormuud Salaam Foundation Oo Maanta Daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee Bisha Barakeeysan ee Ramadaan 2022 Munaasabad lagu daah furayey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee qeybaha nugul ee bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Hormuud Salaam Foundation ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Homruud Salaam Foundation, Mudane…
1 daqiiqo WFP: Sanadkii hore 53% Cuntada aan Soomaalida Siinnay Waxay Ka Timid Ukraine Hey’adda cuntada adduunka WFP ayaa sheegeysa in 53% cuntada ay sanadkii hore keentay Soomaaliya ay kasoo qaateen Ukraine. Hey’adda ayaa intaas ku dartay in mar haddii uu dalkaasi dagaal ka…
1 daqiiqo Roobka Gu’a oo Ka Curtay Gobollada Qaar Ee Dalka Waxaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay gobollada dalka qaar ka mid ah ka da’ayey Roob dadka iyo duunyadu ay ku diirsadeen, kaas oo ah xiga Gu’a , waxaana bilihii lasoo…
2 daqiiqo Warbixin: Maqaayado Lagu Iibiyo Shaaha Oo Laga Hirgeliyay Afaafka Hore Ee Xeebta Liido Xeebta liido oo kamida gobaha ay dhalinyarada xilliyada habeenkii ay u dalxiis tagaan ayaa waxaa qaar kamid ah gacnsatada soomaliyeed ay ka herglisay maqayado yaryar oo lagu iibiyo shaaha. Qaar…