2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Saxiixay Xeerka Lagu Muransanyahan ee Saxaafadda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegayaa inuu saxiixay xeerka muranka badan dhaliyey ee saxaafadda. Xeerkan oo maanta lagu wado in uu wasiirka warfaafinta ku dhawaaqo ayey saxaafadda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin:-Muqtaar Maxamed Oo Muqdisho ku Xannaaneeya Ku Dhowaad 500 Oo Digaag Hal-abuurku waa feker ka dhex guuxaya qof kasta oo caafimad qaba, balse hergelinta iyo sida ay cid kasta ugu go’antahay ayaa lagu kala duwanyahay, waxana ka gun gaara oo Guulaysta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland? Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb 3: Heshiiska Deegan Doorasho ah iyo Kursigii oo ay u Codeyn Karaan 1,505 Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta Dowladda Federaalka ah ay Dalka uga Ceyrisay Madaxii Hey’adda CARE Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka waxbarashada ee dowladda federaalka ah Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo, kana shaqeyn karin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda Albayrak oo Gaaray Heshiis Hordhac ah Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta lagu kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskan oo dhinaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Dhuusamareeb3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo daadajineysa hab-dhismeedka kasii diga Musiibooyinka heer Maamul Gobaleed Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa agab loogu tala galay xarunta ka digista halis-wadareedka ku wareejisay Hey’adda Gargaarka iyo Maareyta Musiibooyinka Dowladd-Gobaleedka Puntland Agabkan oo loogu tala-galay in lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Si-rasmi ah u Furay Wajiga Koowaad Ee Dhuusamareb3 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay sheegay in si rasmi ah u furan yahay wajiga koowaad ee Shirka Dhuusamareeb 3,kaas oo ballanku ahaa in looga heshiiyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Falcelin Rajo Xummo Ah oo Madax Badani Ka Bixiyeen Khudbaddii Farmaajo ee Golaha Shacabka Mas’uuliyiin badan oo heer dowlad goboleed, heer axsaab ama aqoonyahan intaba waa ka falceliyeen khubaddii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka jeediyey golaha shacabka iyaga oo ka muujiyey niyad…