1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musawac Lagu Hago Maraakiibta Kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho oo La Hirgeliyey Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala galay in maraakiibtu ay si fudud ugu soo hirtaan dekadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare oo Xilka Ka Qaaday Wasiir, Halka Badelkiisa Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi Cali Xaaji Cabdulle, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud. Halkaan Ka Akhriso Wareegtada
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii U Socday Wasaarada Maaliyadda Dowladda Fedraalka Iyo Kuw Maamul Goboleedyada Waxaa la soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu socday Wasaarada Maaliyada Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada,waxaana shirkaas laga saaray war murtiyeed,iyadoo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Hirshabeelle +Sawirro Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad. Duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Marka: Waxaa Jira Degaanno Go’doonsan oo ay Tahay in Diyaarad Wax Loogu Geeyo Guddoomiyaha degmada Marka ee maamulka gobolka Shabeellaha hoose Cabdullaahi Cali Axmed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay xaalada fatahaadaha Webiga Shabeelle uu samaeynayo deegaanno badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Ganacsatada Gobolka Mudug? Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan kula la qaatay xarunta madaxtooyada magalaada Gaalkacyo qaar kamid ah ganacsatada gobolka Mudug ee ka soo jeeda Puntland. Ganacsatada ayaa madaxweynaha…