1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNHCR oo War Ka Soo Saartay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya Hay’adda QM u qaabbilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Dad kabadan 150,000 ay ka barakaceen fatahaadihii ka dhacay Soomaaliya tan iyo dabayaaqadii Bisha June ee Sanadkan, kuwaas oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Safar Ku Maraya Deegaanno Dhaca Gobolka Mudug Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomaniyo ayaa waxaa soo dhoweeyay diiran loogu sameeyay deegaanka Horogle e gobolka Mudug. Soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga Shiinaha Ee Gaaray Somaliland? Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “Forum on China-Africa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: 200,000 oo Qof Ayaa Ku Barakacay Fatahaadaha Fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa ay waxyeelo u geysteen in ka badan 191,800 oo qof inta u dhaxeysay May iyo July, sidaasi waxaa ay sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Turkiga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa garay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuca Sanduuqa Horumarinta Caasimadda oo Ka Billowday Galmudug Maamulka Magaalada Dhusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb oo lagu daahfurayey mashruuca sanduuqa horumarinta ee caasimada galmudug. Furitaankii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Abuuja oo Dambi Lagu Waayey, Lana Sii Daayey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goordhow waxaa ay sii deysay weriye Maxamed Abuuja oo ahaa tifaftiraha radio Hiigsi. Arrintan ayaa timid kadib markii maxkamad la soo taagay 3-dii bishan, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Kooban ee Dr. Xaawo Cabdi Waxaa maanta Muqdisho ku geeriyootey Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka tirsaneyd dhakhaatiirka ugu caansan Soomaaliya, isla markaana lagu bartay hawlaha banii’aadnimada. Xaawo Cabdi oo dhalatay 1947-kii, waxbarashada aasaasiga waa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiil Qaran: Farmaajo Waa in Laga Hor istaago Dhoolatus aan Dastuuri Aheyn oo uu Awoodda ku sii heysto Qoraal kasoo baxay xisbiga Hiil qaran ayaa lagu sheegay in fashilka Villa Somalia uu khatar gelinayo Soomaaliya. Xisbigan Hiil Qaran waxaa uu bayaankiisa ku xusay in natiijada ka dhalatay doorashadii…