Dagaalka Israa’iil iyo Xisbullaahi oo cirka isku sii shareeraya Dagaalka u dhexeeya maamulka Israa’iil iyo Ururka Xisbullaahi ee lubnaan ayaa cirka isku sii shareeray, ayadoo saacadihii la soo dhaafay ay labada dhinac is weydaarsadeen boqolaal weerar oo gantaallo iyo duqeymo diyaaradeed isugu jira. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Masar oo Muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Somaliland Safaaradda Masar ee Soomaaliya ayaa uga digtay muwaadiniinteeda ka digtoonaanta safarka deeganada Somaliland.
1 daqiiqo Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday Cuna-qabatayn ka dhan ah dadka u dhashay Israa’iil ee deggan Daanta Galbeed Britain ayaa sheegtay inay qorshaynayso cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah dadka Israa’iil ee degan Daanta Galbeed ee dhulka Falastiin, ayadoo tilmaamtay in ay tallaabadaas qaadi doonto haddii sii socdaan xadgudubyada halkaas ka socdaahi.
1 daqiiqo Ugu yaraan 51 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay dalka Iran Qarax ka dhacay goob dhuxuul dhagaxda laga qodo oo ku taal bariga dalka Iran ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 51 qof, halka tiro kalana y ku dhaawacmeen, sida uu ku waramay taleefishinka dowladdu.
1 daqiiqo Ciidanka Israa’iil oo la wareegay Xafiiska Telefishanka Aljazeera ee Daanta Galbeed Sida ay sheegtay Warbaahinta Daanta Galbeed ee la heysto Ciidamada Israa’iil ayaa maanta ku galay xafiiska telefishanka Al-Jazeera ee Ramallah, iyagoo dalbaday in xafiiska si buuxda loo xiro muddo 45 maalmood ah.
1 daqiiqo Xisbullah oo gantaallo ku weeraray Isra’il Ururka Xisbullah ee dalka Lubnan ayaa sheegay in tiro gantaallo ah ay ku weerartay saldhig millatari oo ku yaalla gunta Isra’il, maalin kaddib marki ay duqeyn cirka ah oo ay Isra’il ku garaacday caasimadda Beyrut ay ku dishay ugu yaraan 37 qof oo uu ku jiro Ibrahim Caqiil oo ahaa taliye sare oo ka tirsan garabk
1 daqiiqo Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo sheegay inuu jiro khilaaf u dhexeeya asaga iyo madaxweynaha dalkaas Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua ayaa shaaca ka qaaday jiritaanka khilaaf xooggan oo u dhexeeya isaga iyo madaxweyne William Ruto, asagoo xaqiijiyay inuu wajahayo cadaadis iyo caqabado ka dhan ah awooddiisa fulineed.
6 daqiiqo Maxay ka dhigan tahay taageerada Maraykanka ee Soomaaliya? Gobolka Geeska Afrika waxa uu xilligan dhex maquuranayaa loollan bilow ah laakiin aan la saadaalin karin halka uu ku dambeyn doono, waxaana murqahooda fidsanaya dalalka awoodda militari iyo tan dhaqaalaba horboodaya caalamka—oo ay ugu horreeyaan Maraykanka, Shiinaha iyo Ruushka.
1 daqiiqo Ugu yaraan 77 qof oo lagu diley weerar ka dhacay caasimadda dalka Mali ee Bamako Ugu yaraan 77 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay caasimadda Mali ee Bamako, sida ay wakaaladda wararka ee AFP ka soo xigatay ilo xog ogoal ah oo ku sugan gudaha dalkaas.
1 daqiiqo Israa’iil oo gudaha caasimadda Lubnaan ee ku dishay abaanduule sare oo ka tirsan Xisbullah Israa’iil ayaa duqeyn shalay ay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah.