Dowladda Soomaaliya Oo Ku Baaqday In Xiisadda Qatar Iyo Dowladaha Kale Lagu Dhameeyo Wadahadal iyo is faham, Qeybna Ka Noqon Doonto Xalka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dhibaatada ka jirta Khaliijka iyo sida xalka looga gaari karo. Villa Somalia waxaa ay ku baaqday in wada hadal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shacab Carreysan Oo Dibadbax Ka Dhigay Deegaannada Carbiska Iyo Lafoole Shacab carreysan ayaa maanta waxay deegaannada Lafoole iyo Carbiska ee Shabellaha Hoose ka dhigeen dibadbax ay kaga soo horjeedaan nin ay sheegeen iney dileen ciidanka dowladda Federaalka. Dibadbaxayaashan qaarkood oo…
1 daqiiqo Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay Isgoyska Carwo Itko, qeybta degmada Warta Nabadda ay ku dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Ragga wax dilay ayaa la…
1 daqiiqo Weerar Ka Dhacaya Baarlamaanka Iran Iyo Qabriga Khumeyni Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar koox dabley ah ay hadda ku qaadeen gudaha golaha shuurada ee Iran iyo qabriga imam Khumeyni.…
1 daqiiqo Ilo La Hadlay Goobjoog: Dhex-dhexaadinta IGAD Ee Galmudug Iyo Ahlu Sunna Waa Midkii Fashilmay Ka Hor Doorashada Xaaf Ilo ku dhaw xafiiska ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in warqadaha dhex-dhexaadinta ee la wad-wado kuwaas oo la sheegayo in dowladda federaalka ah ay IGAD…
2 daqiiqo Sawirro: Maamulka Degmada Hodon Oo Ka Warbixiyey Dhismaha Wadada 30-ka Maamulka degmada Hodon ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dhismaha wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho, taasi oo si rasmi ah u socota. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Axmed Cantoobo oo la…
2 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Arinta Qatar Iyo Sacuudiga Waa Inaan Dhex Dhexaad Ka Ahaannaa” Xildhibaaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya ineysan dhanna la safan dowladaha Sacuudiga iyo Qatar oo dhowaan xumaaday…
1 daqiiqo Addis Ababa: IGAD Oo Shir Aan Caadi Aheyn Isugu Imaaneya Dalalka ku jira urur goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa in shir aan caadi aheyn isugu yimaadaan magaalada Adis Ababa 12-ka June, 2017-ka, iyada oo xoogga lagu saari doono dhibaatada ka…
2 daqiiqo Arrinta Qatar: Dowlado Carbeed Oo Hor leh Oo Xiriirka U Jaray Qatar Dowladda Mauritania ayaa u dambeysay dalalka xiriirka Dibloomaasiyadeed u jartay dowladda Qatar xilli Kuwait ay dhex-dhexaadin ka bilowday Riyadh, Mareykankana uu midno Khaliijka ah sheegayo. War-murtiyeed ka soo baxay Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Madaxweyne Xaaf Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wararka waxay sheegayaan in aad loo adkeeyay amniga…