Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanka Laanta Buur ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciyaartoy La Weeraray Iyo Macalin Tababare Ah Oo Geeriyooday Gaari ay la socdeen ciyaartoy Soomaaliyeed ayaa lagu weeraray xalay deegaanka calamada ee degmada Afgooye, sidaasi waxaa qortay SONNA. Masu’uuliyiin ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa Wakaalada SONNA u…
1 daqiiqo Qarax Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Ingiriiska Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacmeen 50 kale weerar lagu qaaday goob ay ka dhaceysay xaflad oo ku taallo magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska. Ilaa…
1 daqiiqo Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay Duleedka Gaalkacyo Oo La Kala Qaaday Waxgaradka gobolka Mudug ayaa sheegay iney ku guuleysteen iney kala qaadaan maleeshiyaad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo dhowaan ku dagaallamay duleedka magaalada Gaalkacyo. Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo…
1 daqiiqo Goorma Ayaa La Caleemasaarayaa Madaxweynaha Galmudug? Guddiga qabanqaabada xafladda caleema saarka madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa shaaciyey waqtiga la caleemasaari doono madaxweynaha. Maxamed Sheekh Axmed Maalin guddoomiye ku xigeeenka Labaad ee baarlamaanka maamulka…
2 daqiiqo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa maanta wuxuu magaalada Garoowe kula kulmay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay ka…
1 daqiiqo Faah faahin: Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Wadaijr, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay maanta ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ka sameeyeen xaafadda Siligi Ameerikaanka, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ciidanka ay…
1 daqiiqo Al-shabaab Oo Gaari Khaat Siday Ku Gubay Gobolka Baay Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay gaari qaari siday Khaat ku gubeen meel ku dhow deegaanka Awdiinle ee gobolka Baay. Gaarigan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Maamulka TRUST AFRICAN BANK Oo Tacsi U Diraya Aasaasihii Xawilaada Hodan Gobolal Oo Geeriyooday Marxuum Ganacsade Abdulahi Jamac Suuley oo ahaa aas aasayaashii shirkada Xawilaada Hodan gobolal oo waqtiyadii u dambeeyay xanuunsanayay ayaa shalay taarikhdu ahayd 21/05/2017 ku geeeiyooday magalada Nayroobi ee dalkaasi Kenya…
1 daqiiqo Haweeney Ganacsato Ahayd Oo Lagu Dilay Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in nin hubeysan uu dilay Haweeney ganacsato ahayd, taa oo lagu magacaabayey Warsan Faarax. Dilkaan ayaa ka dhacay…