Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay dhigiisa, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, Mudane Amb. Mesganu Arega.