Kenya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay gaarigii lagu afduubtay 3 qof oo Soomaali oo dhowaan lagu diley dalkaas Ciidamada dambi baarista ayaa soo helay gaari la rumeysan yahay in loo adeegsaday afduubka iyo dilka ka dib saddex qof Soomaali ah, kuwaas oo hal qoys ka wada tirsanaa, dhowaanna laga afduubtay xaafadda Islii. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xisbiga talada haya ee Mozambique oo ku guulaystay doorasho dalkaas dhowaan ka dhacday Musharaxa xisbiga talada haya ee Mozambique, Daniel Chapo, ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday xilli ay mucaaradka ku andacoonayaan wax isdaba marini ay jirto.
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo dalka dib uga soo celisay in ka badan 160 dhallinyaro oo ku dhibaataysnaa dalka Libya Wasiirrada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Batroolka, Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Booliska iyo Ergeyga Xafiiska Madaxweynaha JFS ugu qaabilsan Arrimaha Soogalootiga iyo Xuquuqda Carruurta ayaa saakay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay 164 dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaas oo laga soo saaray xabsiyada Dalka Libya.
2 daqiiqo Wafdi sare oo ka socda dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyaga oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde.
2 daqiiqo Saxafi Soomaaliyeed oo ku guulaystay Abaalmarinta Wariyaha ugu wanaagsan Dalalka IGAD Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, madax ka socotay dalka Kenya iyo qaar ka tirsan dalalka ku bahoobay Urur Goleedka IGAD ayaa ka qeyb-galay xaflada abaalminta warbaahinta ee sanadka 2024, taas oo ay soo qabanqaabisay Urur Goboleedka IGAD.
1 daqiiqo Xogo cusub oo ku saabsan weerarkii Turkiga Weerarkii gelinkii dembe ee arbacada lagu qaaday mid kamida warshadaha sameeya qalabka hawada sare ee Turkiga (TUSAS) oo ay dowladdu maamusho ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 qof, waxaana ku dhaawacmay 22 kale.
2 daqiiqo Mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan gobanimada iyo doorka Itoobiya ee Howlgalka Xasilinta Midowga Afrika Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay hoggaamin doonto jihada howlgalka xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo si cad diiradda u saareysa ilaalinta gobanimada JFS.
1 daqiiqo Booliska Dalka Jabuuti ayaa xiray haweenay 11 nin ku guursatay wax ka yar 3 bilood Booliska dalka jamhuuriyadda Jabuuti ayaa xiray haweenay lagu eedeeyay inay 11 nin ku guursatay muddo ku siman 3 bilood, islamarkaana ay lacago badan ka cuntay.
1 daqiiqo Xildhibaannada heer Federaal SCC Khaatumo oo diiday Shir uu ugu baaqay maamulka Puntland Xildhibaan Cabdi Warsame Qawdhan, oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u caddeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka ay Puntland ku baaqday in lagu qabto magaalada Garoowe, isaga oo diiday in uu ka qayb galo.
1 daqiiqo Maxay yihiin qaxootiga Turkida ah ee laga daad-guraynayo Kenya? Qaramada Midoobay ayaa dhowaan sheegtay inay ka walaacsantahay qaxooti u dhashay dalka Turkiga oo Kenya ku nool, kuwaas oo dalkooda qasab loogu celinayo.