Xukuumadda Oo Muhiimad Gaar Ah Siineysa Horumarinta Dhallinyarada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan oo dhalinyarada hagta, kaas oo soo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Oo Shaacisey Iney Dishey Hoggaamiyaha Al-shabaab Ee Sh/hoose War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay 5-tii bishan ay gobolka Shabellaha Hoose ku dileen hoggaamiyahii Al-shabaab u qaabilsanaa…
3 daqiiqo Aqalka Sare Oo Astaan U Noqday Goob Shaqo, Akhirso Dhammaan Howlihii Ay Qabteen Kalfadhiga 1aad Golaha aqalka sare ee baarlamaanka 10aad waxaa ay sabtidii soo xireen kalfadhiga 1aad, tillaabada ammaanka mudani waa Xildhibaannada golahan oo meel eber ah wax ka soo bilaabay ayaa maanta aqalka…
2 daqiiqo Xildhibaan Jeesow “Hanti Dhowaraha Waxaa Xilka Ka Qaadi Kara Baarlamaanka” Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii xilka lagaga qaaday hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa masuuliyadda dilkii wasiir Cabbaas Siraaji ku eedeeyay Xukuumadda Federaalka. Xildhibaan…
1 daqiiqo Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Diray Dowladda Federaalka Maamulka Hirshabelle ayaa uga digey dowladda Federaalka Soomaaliya iney sameyso xadgudub ku aadan xuduudaha ay wadaagaan maamulkaasi iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Mahad Xasan Cismaan oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Maamulka Hiiraan: Waxaan Bilownay Howlgallo Waddo Furis Ah Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney si rasmi ah uga bilaabeen deegaannada gobolkaasi furista waddooyinka ay xireen Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasadda ee maamulka Hiiraan Axmed…
1 daqiiqo Safiirka Mareykanka: Washington Waxaa Ka Go’an Soo Celinta Xasiloonida Soomaaliya Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Stephen Michael Schwartz ayaa sheegay in dalka Mareykanka ay ka go’an tahay soo celinta xasiloonida iyo kala dambeynta dalka Soomaaliya. Ambassador Stephen Michael Schwartz…
2 daqiiqo Dowladda Oo 5 Qodob Kasoo Saartay Doorashadii Galmudug Maalinitii Talaadada ee Taariikhdu ahayd May 2, 2017 ayaa wafti uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiinta Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka koobnaa wasiirro, xubno…
1 daqiiqo Ismaaciil Haniya Oo Noqday Hogaamiyaha Cusub Ee Xarakada Xammaas Hogaamiyaha ururka Xammaas Khaalid Mishcal ayaa sheegay in ra’iisulwasaarihii hore ee Falastiin Ismaaciil Haniya uu ku guulestay inuu noqdo madaxa xafiiska arrimaha siyaasadda ka dib doorasho dhowaan ka dhacday dalka…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Oo Rugaha Ganacsi Ee Ka Jira Dalka Ugu Baaqay Iney Midoobaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee maamulka Jubbaland Shariif Raabi Kaahin oo la hadlay Goobjoog News ayaa ugu baaqay dhammaan rugaha ganacsiga ee ka jira dalka inay midoobaan. Guddoomiyaha ayaa sheegay in…