Baarlamaanka dalka Kenya oo xilka ka qaaday madaxweyne kuxigeenka dalkaasi 281 xildhibaan ay u codeeyay mooshinka xilka looga qaaday Masuulkaas, waxaa diiday 44 Xildhinaan halka uu ka aamusay 1 Xildhibaan. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca Badmaal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in mashruuca Badmaal ay ka faa’iidaysan doonaan kumanaan ka tirsan kalluumaysatada Soomaaliyeed, islamarkaana dib u dhis loogu samayn doono kaabayaasha muhiimka u ah kalluumaysiga dalka.
1 daqiiqo Baarlamaanka Kenya oo bilaabay Mooshinka xilka looga qaadayo Madaxweyne ku xigeenka Kenya Baarlamaanka Kenya ayaa maanta bilaabay fadhigii uu ku doodayay mooshin xilka looga tuurayo ku xigeenka madaxweynaha dalka, Rigathi Gachagua.
1 daqiiqo Faransiiska oo ku baaqay in la joojiyo taageerada hubka ee la siiyo Israa’iil Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in la joojiyo hubka la siinayo Israa’iil oo duqeymo ka waday marinka Qasa iyo dalka Lubnaan, kuwaas oo sababay dhimashada kumanaan dad ah.
1 daqiiqo Maxaa ka soo kordhay xaaladda Caafimaad ee boqorka Sucuudiga ? Boqorka Sacuudiga ayaa Axaddii la dhigey isbitaal ka dib markii xanuun dhinaca sanbabada ahi uu ku soo booday, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda oo soo xiganeysa bayaan ka soo baxay maxkamadda boqortooyada.
1 daqiiqo Muwaadiniin u dhashay Shiinaha oo lagu diley weerar argagixiso oo ka dhacay dalka Pakistan Safaaradda Shiinaha ee Pakistan ayaa sheegtay in ugu yaraan laba ka mid ah muwaadiniinteeda la dilay halka mid saddexaadna la dhaawacay ka dib markii kolonyo ay la socdeen lagu weeraray meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Karachi.
1 daqiiqo Ruushka oo muddo dheer ka dib liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula Afgaanistaan Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula dalka Afgaanistaan, asagoo go’aankaas ku tilmaamay mid muhiim ah oo mudnaa in mar hore la gaaro.
1 daqiiqo Dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan oo maanta ku kulmaya dalka koonfur Afrika Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Suudaan ayaa maanta isku soo hor fariisanaya kulan ku saabsan nabadda oo ka dhaca Magaalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
2 daqiiqo Ugu yaraan 6 Askari oo ka tirsan militariga Pakistan oo lagu diley iska hor-imaadyo ka dhacay galbeedka dalkaas Garabka warbaahinta milatariga ayaa Sabtidii sheegay in Gaashaanle Sare Muhammad Ali Shoukat uu ka mid ahaa lix askari oo lagu dilay dagaal habeen hore ka dhacay degmada Waqooyiga Waziristan ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo ay weheliyaan lix fallaago ah.
2 daqiiqo Madaxweynaha Turkiga oo ka qeyb galay Sagootinta markabka Shidaalka ka baaraya Soomaaliya Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan , Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay markabka Oruç Reis, kaasoo kusoo jeedda Soomaaliya.