Ku dhowaad 17 qof oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha dalka Senegal Ciidamada badda Senegal ayaa sheegay in ay heleen meydadka 17 qof, kuwaas oo la socday doon ay saarnaayeen qaxooti iyo muhaajiriin oo ku degtay xeebaha dalkaas, waxayna xaqiijiyeen in tirada dhimashadu ay tahay 26 qof. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hay’adda IFC oo si wadajir ah u martigeliyay aqoon iswaydaarsi ku saabsan xeer-nidaamiyayaal muhiim ah Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashaneysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa qabatay aqoon-isweydaarsi diiradda lagu saarayo xeernidaamiyeyaasha tartanka suuqa isgaarsiinta iyo xargaha fiberka badda
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaankii ay ka qaaday macalimiinta Soomaaliyeed Sida ka muuqata Natiijada ay Wasaarado shaacisay waxaa loo baahnaa Saddex kun oo macalin balse hadda laba kun ayaa soo gudbay
2 daqiiqo “Musharrax Madaxweynenimo ilaa Maxbuus: Mwalimu Dida oo Mareykanka Xabsi Ku Galay Kadib Dacwad Dambiyo” Mohamed Abduba Dida oo u tartamay madaxtinimada Kenya sannadihii 2013 iyo 2017, ayaa hadda ku qaadanaya xabsi toddobo sano ah oo ku yaalla xabsi ku yaalla dalka Mareykanka, ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira daba-gal iyo caga-jugleyn.
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda ee lagu soo celinayo adeegyada muhiimka ah iyo tayeynta kaabayaasha dowladnimada.
1 daqiiqo Xogo hordhac ah oo laga helay xubin ka tirsan mucaaradka Tanzania oo dhowaan meydkiisa la helay Baaritaan bilow ah oo lagu sameeyay dilka sarkaal sare oo ka tirsan mucaaradka dalka Tanzania ayaa lagu ogaaday in la garaacay oo lagu shubay aashito, sida uu sheegay xisbigiisa.
1 daqiiqo Ugu yaraan 16 oo ku dhintay weerar ay Israa’iil ka fulisay gudaha Suuriya 7gu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weerar gantaallo ah oo ay Israa’iil ka fulisay gudaha dalka Suuriya sida ay sheegtay warbaahinta ay maamusho dowladdu.
1 daqiiqo Ugu yaraan 24 oo ku geeriyooday dhul-go’ ka dhacay dalka Vietnam. Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhintay, halka ay 299 kalena ku dhaawacmeen Vietnam oo ay ka dhaceen dhul go’ iyo daadad ka dhashay duufaan lagu magacaabo Yagi oo meelo dalkaas kamida ku dhifatay.
1 daqiiqo Darawal gaari oo fuliyay oo weerarkii ugu horreeyay ee ka dhacay xadka Urdun iyo Israa’iil laamaha amaanka Isra’il ayaa shaaciyay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay Marinka Allanby ee ay dadka Urduniyiinta u yaqaannaan Buundada Boqor Xuseen oo ah marin isku xira xadka Urdun iyo Daanta Galbeed ee dhulka la heysto.
1 daqiiqo Dab ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Waaberi wax ka ogow khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo khasaare baaxad leh sababay ayaa qabsaday goob ganacsi oo maqaayad ahayd, taas oo ku taalla degmada Waaberi, gaar ahaan agagaarka saldhigga booliiska, waxaana ka dhashay baaba’ hantiyeed oo xoog leh.