Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Oo Ku Geeriyooday Itoobiya Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed Sulub ayaa lagu soo waramayaa inuu saakay ku geeriyoodey magaalaa Diridhaba ee dalka Itoobiya. Qaar kamid ah ehlada wasiirka ayaa u… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxay Ka Wada Hadleen Axmed Madoobe Iyo Xubnihii Ka Socday AU Ee Ku Shiray Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxaa socdaal ku gaaray maalintii shalay ahayd wafdi ballaaran oo ka socday Midowga Afrika, kuwaasi oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha golaha amniga iyo Nabad galyada…
1 daqiiqo Gaas: Doorashada Puntland Waxay u Dhici Doontaa Qof Iyo Cod Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in doorashada soo socota ee maamulkiisa ay ku dhacdo qaab qof iyo cod ah, lagana gudbo nidaamkii…
1 daqiiqo Guddoomiye Casir Oo Baaq u Diray Xildhibaannada Galmudug Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaankaasi ee ka maqan magaalada Cadaado in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku gaaraan magaaladaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha maadaama ay soo…
1 daqiiqo Dhalxa: Ra’isul Wasaaraha Waxaa Uu Xaq U Leeyahay In Uu Iska Dhaga Tiro Talo Soo Jeedinta Jawaari Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa, xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa guddoomiyahooda Maxamed Cabdullahi Jawaari u gudbiyay cabasho ay ka qabaan qaab dhismeedka xukuumadda cusub.…
2 daqiiqo Maraykanka Oo Sheegay Inuu Hogaamiye Ka Tirsan Al-qaacida Ku Dilay Waddanka Afghaanistaan Wasaaradda gaashaadigga Maraykanka ayaa waxay sheegtay inay dishay hogaamiye caan ah oo ka tirsan ururka Al-qaacida, kaasi oo lagu dilay waddanka Afghaanistaan waa sida ay sheegtay wasaaradda gaashaadigga. Janeraal James…
1 daqiiqo Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dagaalka Yeman Ay Bil Waliba Ay Ku Dhintaan Boqol Qof Oo Rayid Ah Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalaka Yeman ay bil waliba ay ku dhintaan 100 qof ugu yaraan,kuwaas oo ubadan dadka rayidka ah oo waxyeelada ugu badan ay ka soo gaaraan…
2 daqiiqo Shirkii Qaxootiga Soomaalida Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Nairobi Shir madaxeedka IGAD oo looga hadlayey arrimaha qaxootiga ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Kenya, Shirkan uu shir guddoominayay ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia ayaa laga soo saarey dhowr qodob: Hogaamiyeyaasha urur…
2 daqiiqo Hey’adda Dib-U-Soo Celinta Qaxootiga: 60,000 Ayaa Dib U Soo Noqotay, Laakin 100 Kun Ayaa Ka Maqan Dhadhaab Axmed Daahir guddoomiyaha hey’adda dib-u-soo celinta & dib-u-dejinta qaxootiga iyo barakacayaasha oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in shirkan IGAD lagu go’aammin doono labo arrin: in qaxootiga Soomaaliyeed meesha ay…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Ninkii Uu Taladiisa Isku Casilay 2011-kii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shir gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni isaga oo kala hadlay xiriirka labada dal, nabadgalyada iyo horumarinta Soomaaliya. Labada…