Ambassador Madeira: Soomaaliya Waxaa u Baryay Waa cusub Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada aqal doorasho xor iyo xalaal ah oo ay joogeen goobjoogayaal caalami ah. Waan u hambalyeynayaa Madaxweyne… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Saxafiyad Ka Sheekeynaysa Jirdil Loogu Geystay Hargeisa Samsam Cabadullahi Cusmaan oo ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala Hargeisa, Somaliland ayaa Goobjoog News uga warrantay sida loogu jirdilay halkaasi. Warda Axmed Rooble , Samsam Cabdulaahi Cusmaan iyo Ikraan Siciid…
5 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Imaaraadka Oo Diiday Inay Ka Hadlaan Saldhigga Militari Ee Berbera, Akhriso Qodobbada Heshiiska Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sadex(3) bil gudahood waxaa uu ku guuleystay heshiis 30 sano iyo mid kale oo 25 sano ah in ay kula wareegaan dekadda iyo airportiga magaalada Berbera,…
1 daqiiqo K/galbeed: Dad Badan Oo La Il Daran Abaar Iyo Shuban Biyood Guddiga abaaraha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka deyriyey xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada maamulkaasi, iyaga oo ku baaqay in dadkaasi lala gaaro gurmad degdeg ah. Xildhibaan C/laahi Isaaq…
1 daqiiqo Gaalkacyo: Dhallinyaro Bilowday Qorshe Lagu Badbaadinayo Xoolaha Ku Dhamaanaya Abaaraha Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe la doonayo in looga hortago xoolaha ku dhammaanaya abaarta ka jirta gobolkaasi. Injineer Maxamed C/fitaax oo kamid ah…
3 daqiiqo Somaliland: Xil. Siciid Axmed Rooble oo Ka Hadlay Jirdil Loo Geystay Isaga iyo 3 Xildhibaan oo Kale Xildhibaan Siciid Axmed Rooble oo ka tirsanaa xildhibaanno shalay xoog looga saaray fadhigii wadajirka ahaa ee Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in jirdil iyo xarig loo geystay qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee xildhibaan Saciid Xasan Geeddi oo kamid ahaa xildhibannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah. Xoghayaha baarlamaanka Federaalka C/kariin Xaaji…
1 daqiiqo Faah Faahin: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Qarax Ka Dhacay Degmada Hodon Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax habeenkii xalay ahaa ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KPP ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Wararka waxay sheegayaan…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Iyo Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya Oo Ku Kulmay Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la kulmay safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Carlo Campalina. Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa dhambaal ka guddoomay…
1 daqiiqo Madaxweye Farmaajo: Saxaafadda Xorta Ah Waxaa Ay Muhiim U Tahay Hubinta Isla Xisaatanka Xukuumadda Heerarka Kala Duwan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bartiisa rasmiga ee Twetter-ka ku ammaanay kaalinta warbaahinta xorta ah ee dalka. Madaxweyne Farmaajo oo jawaab ka bixinayey qoraal ay…