Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Jowhar Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Xoogga Dalka, Booliis iyo Nabad sugid ayaa waxay maanta howlgal wadajir ah ka wadaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayeey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Mandhera Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Mandhera ee gobolka NFD. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaal yahanno…
2 daqiiqo Xildhibaan Hore oo Ka Hadlay Xalka Ugu Habboon ee Lagula Dagaalami Karo Sicirbararka Siyaasi Daahir Cabdiqaadir Muuse “Daahir Cirro” oo horey uga mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xalka ugu habboon ee lagula dagaalami karo sicirbararka ka jira deegaannada Puntland. Siyaasi Daahir…
2 daqiiqo Trump Oo Washington Ku Casuumay Ra’iisul Wasaaraha Israel Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Ra’iisul wasaaraha Israel ku casuumay magaalada Washington, bisha soo socota, si ay kulan ugu qaataan aqalka cad, waxaana hadalkaani uu yimid kadib markii Labada…
1 daqiiqo Masar Oo Lagu Dilay Shan Askari Weerar Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Sinai waxaa la dilay shan askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka wadanka Masar kuwaas oo kooxo hubeysan ay rasaaseeyeen, waxayna ku suganaayeen ciidamadaan gobolka Sinai sida ay sheegayaan ilo dhanka ammanka…
3 daqiiqo Taariikhda Guddoonka Aqlka Sare-Cabdi Xaashi, Abshir Bukhaari Iyo Mowliid Guhaad Maanta waxaa Muqdisho lagu doortey guddoonka aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdulahi oo ka soo jeeda (Somaliland) ayaa noqdey guddoomiyaha aqalka sare, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa loo doortey Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)…
1 daqiiqo Mowliid Xuseen oo Ku Guuleystay Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaan Mowliid Xuseen Guhaad ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada guddoonka baarlamaanka oo hadda lagu soo gabagabeeyay xarunta Aqalka Sare ee Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo 2 Musharrax oo U Gudbay Wareegga 3-aad ee Guddoomiyaha Labaad ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaan C/kaafi Macallin Xasan iyo Xildhibaan Mowliid Xuseen Guhaad ayaa iskugu soo haray wareegga Saddexaad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Aqalka Sare. Doorashadan oo wareeggii 2-aad ay iskugu…
1 daqiiqo Afar Musharrax oo Usoo Gudbay Wareegga 2-aad ee Doorashada Guddoomiyaha Labaad ee Aqalka Sare Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey doorashada wareegga 1-aad ee guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 7 musharrax. 52 mudane ayaa codeysay, waxaana codadka loo kala helay…
1 daqiiqo Abshir “Bukhaar” oo Noqday Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ee BFS Xidhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada hadda ka socota xarunta Aqalka Sare ee Baaralamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa…