Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Waxaa saakay shacabka Muqdisho ay kusoo tooseen guud ahaan waddooyinka magaalada oo xiran iyo ammaanka oo ay adkeenayaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaan saakay shaqeyneyn inta badan gadiidka dadweynaha ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Dooranaya Guddoomiyahooda Waxaa goordhaw Muqdisho ka bilaaban doonta doorashada guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka ah iyo ku xigeenkiisa 1aad. Afar Murahax ayaa u tartameysa jagada guddoomiyaha golaha shacabka, waxaa sidoo kale lix…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Ka Digey Xasilooni Darro Siyaasadeed Oo Ka Dhacda Galmudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digey xasilooni darro siyaasadeed oo ka dhacda deegaannada Galmudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…
2 daqiiqo Cadaado: Senator Abshir Bukhaari Oo Iskuul U Furay Barakacayaal Waxbarasho La’aan Ah Senator Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) ayaa maanta barakacayaal ku sugan galbeedka Cadaado u furey Iskuul ay caruurta wax ku bartaan. In ka badan 200 oo ardey ayaa loo diwaangeliyay in ay…
1 daqiiqo Puntland: Taliska Booliiska Mudug Oo Xilka Kala Wareegey Col. Cismaan Xasan Afdalow ayaa maanta xilka taliska gobolka Mudug ee Punlnad kala wareegey Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame oo xilkaasi in muddo ah hayey. Xafladda xil-wareejinta ayaa waxaa ka hadlay labada…
1 daqiiqo Ahlu-Sunna oo Doortay Guddoon Baaralmaan Doorasho oo waqti badan socotay oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Ahlu-sunna loo doortay Saadaq Sheikh Yuuf oo horay u soo qabtay jagada Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka…
2 daqiiqo UNHCR oo Ka Digtay Rajo Xumo Ku Sii Kordheysa Qaxootiga Soomaalida ah ee Ku Nool Waddamada Dariska Ku dhawaad 1-Milyan oo Soomaaliya oo ku nool xeryo qaxooti ah oo ku yaalla Geeska Afrika ayaa waxaa soo waajahday quus iyo rajo beel sii kordhaysa una dulqaatay qaxootinimo muddo…
2 daqiiqo Dr.Bayle oo Goobjoog uga Warramay Ajandaha Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Guddoomiyaha guddiga qabanqaabada guddoonka Golaha Shacabka Xil.Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo aan la yeennay wareysi gaar ah ayaa noo faahfaahiyay Ajandaha Labada maalmood ee Arbacada iyo Khamiista ee doorashada guddoonkba baarlamaanka…
8 daqiiqo Taariikhda Iyo Sababaha Lagu Dooran Karo Murashaxiinta Guddoomiyaha iyo Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Berri oo arbaco ah, waxaa umadda Soomaaliyeed u ballan-san tahay doorashada guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenkiisa 1aad. Afar murashax oo guddoomiyennimada u tartameysa iyo lix kale oo isku heysata guddoomiye…
1 daqiiqo Haweeney Uur Leh Oo Nin Horey U Qabey Uu Ku Diley Shabeellaha Dhexe Liibaan Xassan Barow ayaa waxaa uu diley haweeneyda Saafi Faarax Qaasim oo ah xaas uu horey u qabey balse hadda u dhaxda nin kale, dhacdada waxaa ay ka dhacdey Garas…