Senator Abshir Bukhaari Oo Iska Casilay Guddoomiyennimada Goobjoog Media Group Senator Abshir Axmed Maxamed(Bukhaari) ayaa war Saxaadafeed uu soo saaray December 31, 2016-ka ku sheegay in uu iska casilay xilka madaxa ugu sareeya ee Goobjoog Media Group isagoo kaalintiisa ku… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Hore Oo Eedeeyay Madaxda Puntland Xildhibaan hore Daahir Ciirro ayaa madaxda maamulka Puntland ku eedeeyay in aysan xil iska saarin waajibaadka shaqo ee ay leeyihiin. Siyaasi Daahir Ciirro ayaa dhaliilay qaabka ay ammaanka ku sugayaan…
2 daqiiqo Aqoonyahan Ka Hadlay Fadhigii Baarlamaanka Iyo Tartanka Musharrixiinta Xilka Madaxtinimo Aqoonyahan Maxamed Caalim ayaa kulanka koowaad ee baarlamaanka ku macneeyay inuu maantaba billowday khilaafkii siyaasadda cusub ee Soomaaliya. Aqoonyahanka oo wax ka qora arrimaha geeska Afrika ayaa kala hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Soo Saaray Go’aammo Ku Aadan Murashaxiinta Doorashada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa go’aanno ka soo saaray doorashada guddoonka baarlaamaanka iyo tan madaxtooyada Soomaaliya. Ajandaha xubnaha baarlamaanka la horkeenay ayaa waxa…
1 daqiiqo 10 Musharrax Oo Baaq u Direy Baarlamaanka Federaalka Toban Musharrax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen waxay fariin ugu direen guddoonka KMG aqalka hoose ee baarlamaanka iyo sidoo kale xildhibaannada Labada aqal. Qodobada…
1 daqiiqo Taliye Ciidan Oo Lagu Dhex Dilay Villa Soomaaliya Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in uu toogtey taliye ku xigeenkii ciidanka ee xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Cabdi Qoorgaab. Wararka qaar waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Mushaar Kordhin iyo Fasax Loo Sameeyay Shaqaalaha maamulka Somaliland Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha maamulka Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa maanta ku dhawaaqay fasax iyo mushaar kordhin loo sameeyay dhamaan shaqaalaha Somaliland. Guddoomiye Sharmaarke oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa…
1 daqiiqo Qarax Lala Eegtay Kolonyo Uu La Socdey Guddoomiyaha Baydhabo Qarax Miino oo la sheegay iney ahayd mid dhulka lagu aasey ayaa maanta waxaa lala eegtay guddoomiyaha magaalada Baydhabo C/laahi Cali Maxamed Watiin oo socdaal ku tagey deegaanno ku dhow…
1 daqiiqo Barakacayaasha Ku Sugan Gaalkacyo Oo Baaq u Direy Puntland Iyo Galmudug Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u direy maamullada Puntland iyo Galmudug oo ciidamo kala taabacsan marar badan ay ku dagaallameen magaaladaasi.…
1 daqiiqo Muwaadin Soomaaliyeed Oo Jago Sare Looga Magacaabay UNHCR Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Shire Warsame ayaa loo magacaabay agaasimaha la tacaalidda gurmadka degdegga ah ee hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR. Axmed ayaa…