Xildhibaan Cawad “Wixii go’aan Gaaris Ah Waxaa Is Ka Leh Baarlamaanka Ee Malahan Madashu” Guddoomiye ku xigeenkii 2-aad ee baarlamaankii 9-aad ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo hadal ka jeediyey munaasbaddii lagu dhaarinayey xildhibaannada Labada aqal ayaa ugu baaqay xildhibaannada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sawirro: Jubbaland Oo Ciidamo Dheeraad Ah u Dirtey Duleedka Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa ciidamo badan oo dheeraad ah u direy deegaanno ku dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi oo…
1 daqiiqo Waa Maxay Shaqada Labaad Ee Laga Sugayo Xildhibaannada Labada Aqal? Maalintii shalay ahayd Talaado 28 December, waxaa magaalada Muqdisho lagu dhaariyey inta badan xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada ayaa waxay doorteen guddoon KMG ah, waxaana guddoonka lagu doortay…
1 daqiiqo Carte “Waa Inaan La Nimaadnaa Ficillo Ka Tarjumaya Rabitaanka Dadka Soomaaliyeed” Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo ku aadan furitaanka kala-fadhiga 1aad ee Baarlamaanka 10aad u diray dhamaan xubnaha labada Gole…
2 daqiiqo Dowladda Tanzania Oo Sharci Adag Kasoo Saareysa Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Dawladda Tanzania ayaa qorshaynaysa in ay dib u eegto xeerka lagu maamulo waaxda kalluumaysiga iyadoo wax ka badaleysa qodobo fududeynaya kalluumeysiga sharci darada ah oo dharbaaxo ku ah dhaqaalaha dalka.…
1 daqiiqo Midowga Afrika Oo U Hambalyeeyay Baarlamaanka Midowga Afrika ayaa u hambalyeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka horumarka laga gaaray dhismaha baarlamaanka federaalka oo maanta lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed oo ay soo saareen maanta oo…
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Oo La Dhaariyay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee dhowaan laga soo doortay xarumaha dowlad goboleedyada dalka ayaa lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Baarlamaanka tobonaad ee dalka ayaa oo isugu jira rag iyo dumar ayaa lagu…
1 daqiiqo Gaalkacyo: Rasaas Ka Dhacday Suuqa Darxumo Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in gudaha magaaladaasi ay ka dhacday rasaas dhowr ah. Rasaasta oo ay isweydaarsadeen ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa ka dhacday…
2 daqiiqo Somaliland: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag Dhaawacyo Gaarsiiyay Mas’uuliyiin Mucaarad Ah Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Cabdulaahi Fadal IImaan ayaa soo bandhigay magacyada laba nin oo lagu tuhunsanyahay inay ka dambeeyeen dhaawacyo kala duwan oo magaalada Hargeysa loogu geystay laba masuul oo…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Gobolka J/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay Tuulo lagu magacaabo Yaaq Bishaaro oo qiyaastii 60-km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Dagaalkan…