1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaan Maanta Kormeerey Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska Soomaaliyeed
1 daqiiqo Sheeko:War Ganacsade lagu dilay Muqdisho Ganacsade si weyn looga yaqaanay Xaafadda Suuqa ee Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu dilay halkaasi sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ehelkiisa
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo duqeymo xooggan ka geystay goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen Sida ay sheegeen Millatariga Mareykanka waxa ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo Xudeyda ee dalka Yemen.
1 daqiiqo Sheeko:War Shiinaha oo ugu baaqay dhinacyada Soomaaliya in khilaafka dhexdooda ah ay ku xaliyaan wadahadal Wakiilka Shiinaha Qaramada Midoobay Dai Bing, ayaa ugu ku baaqay in dhammaan dhinacyada Soomaaliyeed ay sii wadaan dadaalka nabadda iyo wada-xaajoodka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka ay kasoo jeeddaan 48 qof oo dooni kula degtay Jabuuti oo la shaaciyay Dowladda ayaa ayaa xaqiijisay in dhammaanba muhaajiriintii 48 ahaa ee noloshooda ku waayay xeebaha Jabuuti ay ahaayeen mudwaadiniin Itoobiyaan ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Maxaa ka mid ah Qodobada looga shirka Soomaaliya iyo dalalka QUINT ee ka dhacay Washington? Magaaladan Washington waxaa todobaadkan ku sugnaa wafdi ka socday dowladda Federalka Soomaaliya oo ka qeyb galayay shir ku saabsan arrimaha ammaanka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo ka digay weerar lagu qaado Xarumaha hubka Nukliyeerka ee Iran Dowladda Mareykanka ayaa si cad uga soo horjeesatay in la weeraro xarumaha Nukliyeerka ee dowladda Iran taasoo sheegtay in khasaare weyn uu ka dhalan karo.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Turkiga oo diyaarisay Markab shidaal ka baaraya Soomaaliya iyo xilliga uu soo dhaqaajinayo oo ay shaacisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, ayaa shaacisay in markabkeeda cilmi-baarista ee Oruç Reis uu qorsheynayo inuu u baxo Soomaaliya maalinta Axadda ee soo socota si uu uga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Bariga dhexe Xaaladda Bariga dhexe ayaa wali ku sugan mid aan cago badan ku taagneyn ka dib markii Israa’iil ayaa duqeysay bartamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.