1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiyihii Hezbollah oo geeridiisa la xaqiijiyay iyo Iran oo laga dilay Sarkaal muhiim ah War kasoo baxay ururka Xisbulaahi ayaa lagu sheegay in Hassan Nasrallah, hogaamiyaha Hezbollah lagu dilay weerar hawada ah oo ka dhacay caasimadda Lebanon, Beirut.
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayada Geel doox oo ku taala Dhabarka danbe ee Guriga Hooyooyinka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay weerarada ku socda Caasimadda Lubnaan Israa’iil Sare ayaa u qaaday weerarada aan kala joogsiga laheyn ee ka socda caasimadda Lubnaan, iyada oo bartilmaameedsatay xarumaha kooxda Hezbollah ee taageersan Iiraan iyo keydadka hubkeeda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo dadaal dheer ugu jira sidii loo heli lahaa dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin Boqortooyada Sacuudiga ayaa dhistay isbaheysi caalami ah oo ka shaqeyn doona sidii loo afjari lahaa dagaalka marinka Qasa, islamarkaana loo heli lahaa laba dowladood oo Israa’iil iyo Falastiin kala ah .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil ma waxay Lubnaan la damacsantahay wixii ka dhacay Qasa ? Maamulka Israa’iil ayaa duqeymo joogto ah ka wada koonfurta dalka Lubnaan, kuwaas oo sababay dhimashada in ka badan 600 boqol oo qof, halka dhaawacyaduna ay haatan 1500 oo ruux ku dhowyihiin.
1 daqiiqo Sheeko:War MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY LATALIYEYAASHA ARRIMAHA FEDERAALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan doona hirgelinta qorsheyaasha muhiimka ah ee dowladnimada, Dimuqraadiyadda, iyo Federaalka.
2 daqiiqo Sheeko:War SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS KU SAABSAN ISKAASHIGA, ISWEYDAARSIGA SIRDOONKA MAALIYADDA Hay’adda Sirdoonka Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Turkiga (MASAK) iyo Xarunta Warbixinadda Maaliyadda Financial Reporting Center (FRC) ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Ankara ku kala saxiixday heshiis is faham wada shaqeyn dhex mara hay’addaha sirdoonka maaliyadadeed ee labada dal.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogta Hoggaaminayaashii ururka Xisbullaahi ee ay Israa’iil dishay sanadkan 2024 Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa saacado ka hor sheegay inay duqeyn ku dileen hoggaamiye sare oo ka tirsan qeybta gantaallada ee ururka Xisbullaahi, kaas oo lagu magacaabo Ibraahim Qubaisi, balse ma jiraan ilo madax-bannaan oo xogtaas xaqiijiyay.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada hadlay qabashada Shir looga jawabaayo weerarada Israa’iil ee Lubnaan iyo Falastiin Ra’iisul Wasaaraha CIraaq Mohammed Shia Al-Sudani ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, kulan ka dhacay xafladda 79-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo ka Qeyb Galay Xuska 75-aad ee Aas-aaska Jamhuuriyadda Shiinaha Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda sanad guurada 75-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha.