Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Wararka saakay ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay kala wadaan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaal saacado kooban… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Caabud-waaq: Gacan Ku Dhiigle Macallin Dilay Oo La Qabtay Magaalada Caabud-waaq waxaa maanta ka dhacay dibad baxyo lagu soo qabtay nin gacan ku dhiigle ahaa oo khamiitii halkaas ku dilay macalin Iskuul, sababta waxaa lagu sheegay aano qabiil. Khadar…
1 daqiiqo Al-Bashiir: Waxaan Hirgelinnay Nidaam Maaliyadeed oo aan Dunida Horey loogu Arkin Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan al-Bashir ayaa xaqiijiyay in dalkiisu uu dhigay aasaaska nidaam cusub oo lagu ilaalinayo lacagta dowladda, musuqmaasuqana lagula dagaalamayo, waxa uu yiri, “Waa nidaam aan dunida…
2 daqiiqo Xildhibaannada Puntland Oo Su’aallo Weydiiyey Madaxweynahooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta su’aallo kala duwan weydiiyey madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Su’aalaha la weydiiyey madaxweyne Gaas ayaa la xiriiray arrimaha ammaanka, horumarka iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Dowladda Fededraalka Oo Cambaareysay Gantaal Ay Xuutiyiinta Ku Tuureen Magaalada Makkah War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyey gantaaal habeenkii Jimcaha ay kooxda xuutiyiinta ku tuurtay magaalada barakeysan ee Makka Al-mukarrama. Waxaa lagu sheegay War-saxaafadeedka in dowladda Soomaaliya…
3 daqiiqo Canada iyo Midowga Yurub oo Saxiixaya Heshiis Ganacsi Canada iyo midowga Yurub ayaa ku saxiixaya kulan ka dhacaya magaalada Brussels maalinta axadda heshiiskii ganacsi ee muddada dheer soo jiitamayey. Ra’iisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku tilmaamay heshiiskan mid…
2 daqiiqo Gaas: Federaal, Daacish Iyo Al-shabaab Ayaa Nagu soo Duuley Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dagaallada ka dhaca deegaannada maamulkaasi ay isku soo garabsadeen dowladda Federaalka, Al-shabaab, Daacish iyo maamul goboleedyo uu sheegay in aaney…
1 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo oo La Kulmay Ra’isul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uu halkaas kula kulmay Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, iyadoo safarkaasi…
1 daqiiqo Musharraxiinta Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Maanta Lagu Dhowaaqayo Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in lagu dhowaaqo musharraxiinta xubnaha aqalka sare ee maamulka Hirshabelle, iyadoo loo gudbin doono guddiga doorashooyinka dadban. Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble…
1 daqiiqo Kenya: Dhismaha Darbiga Xadka 75 Cisho Ayaa Lagu Dhameyn Doonaa Dowladda Kenya ayaa sheegtay in 75 cisho gudahood ay ku dhammeyn doonaan dhismaha darbiga ay ka dhiseyso xadka aan rasmiga ahayn ee ay la wadaagto Soomaaliya. Guddoomiyaha Mandhera Fredrick Shisia…